Home   |  News archive   |  Profile  |  Contact us
            
 
SBC Online Somalia & World News
Bandhiga SBC
Kororso Aqoontaada
Nolosha Saxaabada
Deegaanka
Caafimaadka
Nabada & Xuquuqda
Haweenka
Fanka & Suugaanta
Waxbarashada
Xulka Wararka 24
Cayaaraha
 Allpuntland.com
Allsanaag.com
Alljubbaland
Aminarts.com
Abaaqaroow.
Afnugaal
Aayaha.com
Abaaji.com
Agabso.com
Aflax
Allwadani
Altaqwaa.com
AllSomali.com
BBC Soomaali
Biyokulule
Idamaale.com
Dayniile
Dhahar.com
Jamhuuriya
Gedonet.com
Godeynews.com
Golkhatumo.com
Hiiraan.com
HornAfrik Online
Hobyonet
Horseednet.net
Ramaas Software
Garowe Online
Radio Dalmar
SBC Online
Laasqoray.net
MarkaCadey.net
Mudug Online
Mudulood.com
Midnimo.com
Puntlandpost
Puntlandonline
Puntland Champer
Sscayn.com
Somalia Online
Somaali.com
Somalitalk
Somalitribune
Somaliweyn
Somaliland.org
Onkod.net
Widhwidh.com
Waayaha.NET
WardheerNews
Ufurow.com Boocame.com Allbari.com
 
Dabaylaha Dean oo ku dhuftay dalka Mexico sababayna qax ballaaran

Dabaylaha roobabka wata ee Dean loogu magac daray ee ka soo bilowday koonfurta badda Caribbean-ka ayaa soo gaarey kuna dhuftay waddanka Mexico, iyadoo duufaanku uu sababay in laga qaxo goobaha dalxiiska iyo wershedaha saliidda qoda ee shaqaalaha badani ka shaqeeyo.

Duufaanka Dean oo gaarey derejada shanaad, ayaa ugu horrayntii ku dhuftay gacanka Yucatan ee dalka Mexico iyadoo ay dabayluhu ku soconayaa 225km saacaddii.

Madaxweynaha waddanka Mexico, Felipe Calderon oo haatan booqasho ku jooga dalka Canada ayaa sheegay in uu si degdeg ah ugu soo laaban doono waddankiisa si uu xaaladda iyo isbeddellada duufaankan uu go'aan uga qaato.

Madaxweynaha ayaa ka qayb gelaya kulan madaxeedka dalalka Waqooyiga Ameerika ee North American Freed Trade, ururkaas oo ay ku wada jiraan dalalka Maraykanka, Canada iyo Mexico.

Duufaanka Dean ayaa sidoo kale, cagta soo mariyey dalal dhawr ah oo ay kamid yihiin Dominican Republic, Haiti, Jamaica, Gasaa'irka Cayman iyo ugu dambayntii dalalka Belize iyo Mexico.

Maxamuud Faarax Bile

farahbile@hotmail.com



Dhageyso wararka iyo Barnaamijyada ka baxaya Studio-ga SBC International Si toos ah.
Dhageyso
Dhageyso wararka SBC International maalin walba
Subax 8:00-am Duhur 1:00-pm, Habeen 7:00-pm

English News
 Latest News
Jul 29 Dadka Deegaanka Hobyo oo ka cabanaya Kooxo B/badeed ah oo halkasi ku sugan
Jul 29 TACSI:- INAA LILLAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN
Jul 29 DKMG ah oo soo dhoweysay go’aanka midowga Africa ee ciidamo keenista Somalia
Jul 29 Boqor Cabdallah oo dadaal ugu jira isu soo dhoweynta dalalka carabta
Jul 29 Yemen oo War ka soo saartay Dagaaladii ugu Dambeeyay ee ay la gashay Mucaaradkeeda
Taliyaha qeybta Booliiska Gobolka Bari oo ka hadlaya Qarax Boosaaso ka dhacay Caawa (22.07.09)
Halkan ka dhageyso Taariikhda Warbaahinta SBC International
© Copyright  SBC International 2001-2010   All rights reserved        Powered by   Ramaas Software