Home   |  News archive   |  Profile  |  Contact us
            
 
SBC Online Somalia & World News
Bandhiga SBC
Kororso Aqoontaada
Nolosha Saxaabada
Deegaanka
Caafimaadka
Nabada & Xuquuqda
Haweenka
Fanka & Suugaanta
Waxbarashada
Xulka Wararka 24
Cayaaraha
 Allpuntland.com
Allsanaag.com
Alljubbaland
Aminarts.com
Abaaqaroow.
Afnugaal
Aayaha.com
Abaaji.com
Agabso.com
Aflax
Allwadani
Altaqwaa.com
AllSomali.com
BBC Soomaali
Biyokulule
Idamaale.com
Dayniile
Dhahar.com
Jamhuuriya
Gedonet.com
Godeynews.com
Golkhatumo.com
Hiiraan.com
HornAfrik Online
Hobyonet
Horseednet.net
Ramaas Software
Garowe Online
Radio Dalmar
SBC Online
Laasqoray.net
MarkaCadey.net
Mudug Online
Mudulood.com
Midnimo.com
Puntlandpost
Puntlandonline
Puntland Champer
Sscayn.com
Somalia Online
Somaali.com
Somalitalk
Somalitribune
Somaliweyn
Somaliland.org
Onkod.net
Widhwidh.com
Waayaha.NET
WardheerNews
Ufurow.com Boocame.com Allbari.com
 
Dawladda Brazil oo $3bn ku bixineysa yaraynta dembiyada abaabulan

Dawladda Dalka Brazil ayaa kharash gaaraya saddex bilyan oo doolar ku maal gelineysa yaraynta amaba hoos u dhigidda dembiyada abaabulan ee ka dhaca waddooyinka waaweyn ee magaalooyinka.

Qorshaha ay dawladdu ku xakamayneyso dembiyada burcadda ayaa diiradda lagu saarayaa sidii dhallinyarada aan shaqada haysan booliis looga dhigi lahaa, barnaamijyada arrimaha bulshada iyo waxbarashada.

Kharashkan ayaa sidoo kale lagu dhisayaa xabsiyo waaweyn oo lagu hayo burcadda dilalka ka geysata magaalooyinka waaweyn ee dalka Brazil.

Ururka lagu magacaabo Via Rio, ee ka shaqeeya joojinta rabshadaha ka dhaca magaalada Rio De Janeiro ayaa si diirran u soo dhoweeyey qorshaha ay xukuumaddu ku dhawaaqday.

Brazil waa mid kamid ah dalalka caalamka ee ay dilalka ugu badani ka dhacaan waxana sannad kasta dil aan sababasnayd lagu khaarijiyaa dad lagu qiyaasay 45,000 oo qof.

Maxamuud Faarax Bile

farahbile@hotmail.com 



Dhageyso wararka iyo Barnaamijyada ka baxaya Studio-ga SBC International Si toos ah.
Dhageyso
Dhageyso wararka SBC International maalin walba
Subax 8:00-am Duhur 1:00-pm, Habeen 7:00-pm

English News
 Latest News
Jul 29 Dadka Deegaanka Hobyo oo ka cabanaya Kooxo B/badeed ah oo halkasi ku sugan
Jul 29 TACSI:- INAA LILLAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN
Jul 29 DKMG ah oo soo dhoweysay go’aanka midowga Africa ee ciidamo keenista Somalia
Jul 29 Boqor Cabdallah oo dadaal ugu jira isu soo dhoweynta dalalka carabta
Jul 29 Yemen oo War ka soo saartay Dagaaladii ugu Dambeeyay ee ay la gashay Mucaaradkeeda
Taliyaha qeybta Booliiska Gobolka Bari oo ka hadlaya Qarax Boosaaso ka dhacay Caawa (22.07.09)
Halkan ka dhageyso Taariikhda Warbaahinta SBC International
© Copyright  SBC International 2001-2010   All rights reserved        Powered by   Ramaas Software