Home   |  News archive   |  Profile  |  Contact us
            
 
SBC Online Somalia & World News
Bandhiga SBC
Kororso Aqoontaada
Nolosha Saxaabada
Deegaanka
Caafimaadka
Nabada & Xuquuqda
Haweenka
Fanka & Suugaanta
Waxbarashada
Xulka Wararka 24
Cayaaraha
 Allpuntland.com
Allsanaag.com
Alljubbaland
Aminarts.com
Abaaqaroow.
Afnugaal
Aayaha.com
Abaaji.com
Agabso.com
Aflax
Allwadani
Altaqwaa.com
AllSomali.com
BBC Soomaali
Biyokulule
Idamaale.com
Dayniile
Dhahar.com
Jamhuuriya
Gedonet.com
Godeynews.com
Golkhatumo.com
Hiiraan.com
HornAfrik Online
Hobyonet
Horseednet.net
Ramaas Software
Garowe Online
Radio Dalmar
SBC Online
Laasqoray.net
MarkaCadey.net
Mudug Online
Mudulood.com
Midnimo.com
Puntlandpost
Puntlandonline
Puntland Champer
Sscayn.com
Somalia Online
Somaali.com
Somalitalk
Somalitribune
Somaliweyn
Somaliland.org
Onkod.net
Widhwidh.com
Waayaha.NET
WardheerNews
Ufurow.com Boocame.com Allbari.com
 
Sarkaal ka tirsanaa ciidanka dembi baarista oo lagu diley Boosaaso

Sarkaal ka tirsanaa Laanta Dembi Baarista (CID) ee Booliiska gobolka Bari ayaa habeenkii xalay lagu diley bartamaha magaalada Boosaaso.

Sarkaalka oo lagu magacaabi jirey Cabdishakuur Yaasiin Cali ayaan ilaa iyo hadda la ogeyn cidda fulisey falkii lagu diley.

Saraakiisha kala duwan ee laamaha ammaanka ayaa SBC u sheegay in baaritaan baaxad leh uu socdo iyadoo sheegay in ay ku hawlan yihiin sidii gacanta loogu soo dhigi lahaa gacan ku dhiiglaha.

Maamulka gobolka Bari ayaa sidoo kale sheegay in ay maalinta berrito ah war ka soo saari doonaan dilkaas.

Cabdulqaadir Nuunow

SBC Boosaaso 

 



Dhageyso wararka iyo Barnaamijyada ka baxaya Studio-ga SBC International Si toos ah.
Dhageyso
Dhageyso wararka SBC International maalin walba
Subax 8:00-am Duhur 1:00-pm, Habeen 7:00-pm

English News
 Latest News
Feb 10 Midowga Yurub oo Yemen ka dalbanaya in ay caabiso muhaajiriinta Afrikaanka ah
Feb 10 B/badeeda oo shaacisay Siideynta Markab Xamuul oo ay gacanta ku hayeen
Feb 10 Safaarada Talyaaniga Iiraan oo lagu Mudaaharaaday.
Feb 10 Tirada ciidamada Britain kaga dhimanaysa Afganisatn oo sii kor dhaysa.
Feb 10 Gordon Brown oo soo hor istaagi doona Guddiga baaritaanka dagaalkii ciraaq
Taliyaha qeybta Booliiska Gobolka Bari oo ka hadlaya Qarax Boosaaso ka dhacay Caawa (22.07.09)
Halkan ka dhageyso Taariikhda Warbaahinta SBC International
© Copyright  SBC International 2001-2009   All rights reserved        Powered by   Ramaas Software