Home   |  News archive   |  Profile  |  Contact us
            
 
SBC Online Somalia & World News
Bandhiga SBC
Kororso Aqoontaada
Nolosha Saxaabada
Deegaanka
Caafimaadka
Nabada & Xuquuqda
Haweenka
Fanka & Suugaanta
Waxbarashada
Xulka Wararka 24
Cayaaraha
 Allpuntland.com
Allsanaag.com
Alljubbaland
Aminarts.com
Abaaqaroow.
Afnugaal
Aayaha.com
Abaaji.com
Agabso.com
Aflax
Allwadani
Altaqwaa.com
AllSomali.com
BBC Soomaali
Biyokulule
Idamaale.com
Dayniile
Dhahar.com
Jamhuuriya
Gedonet.com
Godeynews.com
Golkhatumo.com
Hiiraan.com
HornAfrik Online
Hobyonet
Horseednet.net
Ramaas Software
Garowe Online
Radio Dalmar
SBC Online
Laasqoray.net
MarkaCadey.net
Mudug Online
Mudulood.com
Midnimo.com
Puntlandpost
Puntlandonline
Puntland Champer
Sscayn.com
Somalia Online
Somaali.com
Somalitalk
Somalitribune
Somaliweyn
Somaliland.org
Onkod.net
Widhwidh.com
Waayaha.NET
WardheerNews
Ufurow.com Boocame.com Allbari.com
 
Dad loo qabqabtay qarax ka dhacay magaalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan
Gudoomiyaha degmada Baladweyn ee xarunta gobalka Hiiraan Axmed Gobey Cawaale oo ku sugan Baladweyn ayaa wuxuu ka hadlay qarax ka dhacay Magaaladaasi.

Axmed Gobey Cawaale Gudoomiyaha degmada Baladweyn ayaa wuxuu ku eedeeyey qaraxaasi in ay ka danbeeyaan kooxaha uu ugu yaaray nabad diidayaasha ,isagoo sheegay in ay talaabo ka qaadayaan kooxihii ka danbeeyay falkaasi.
Axmed Gobay ayaa wuxuu sheegay in qarax aysan cidna wax ku noqon ,isagoo sheegay in ay qabteen dad gaaraya 7 qof oo looga shakisan yahay in ay ka danbeeyaan falkaan, balse wuxuu sheegay in la qabtay nin si weyn looga shakisan yahay.

"Waxaanu qabaney dad badan ,laakiin nin ka mid ah ayaan aad ugu tuhmaynaa arintaan waayo ,waxaa sababay ninka wuxuu daqiiqado ka hor soo wacay ganacsadaha leh baabuurka uuna ujeediyay digniin ku aadan in gaarigiisu joojiyo hawlaha uu wado" ayuu yiri Gudoomiyaha degmada Baladweyn.

Gudoomiyaha ayaa wuxuu intaasi raaciyay in maamulkoodu bilaabay hawlgallo kala duwan oo ay wax kaga qabanayaan kooxaha amaan darada ka wada gudaha gobalkaasi ,isagoo sheegay in ay jiraan xog ay hayaan maamulkoodu oo ku aadan in dad doonaya in amaanka gobalka khal khalgaliyaan ay joogaan degmooyin ka mid ah gobalka Hiiraan.

Qaraxan lala beegsaday Gaariga booyadaa ayaa wuxuu ahaa Miino wadada dhinaceeda la dhigay ,waxaa la doonayay in waxyeelo loogu geystay gaarigaasi,ayadoo gaarigan ay sheegayaan Maamulka gobalku in aysan waxba gaarin.

Mahan markii ugu horeysay oo qarax lala beegsado Booyad biyo u dhaamineysa ciidamada dawlada Itoobiya ,waana kii Sadexaad oo noociisa ah.

Isha Warka: Gobolkabanaadir.com



Dhageyso wararka iyo Barnaamijyada ka baxaya Studio-ga SBC International Si toos ah.
Dhageyso
Dhageyso wararka SBC International maalin walba
Subax 8:00-am Duhur 1:00-pm, Habeen 7:00-pm

English News
 Latest News
Jul 29 Dadka Deegaanka Hobyo oo ka cabanaya Kooxo B/badeed ah oo halkasi ku sugan
Jul 29 TACSI:- INAA LILLAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN
Jul 29 DKMG ah oo soo dhoweysay go’aanka midowga Africa ee ciidamo keenista Somalia
Jul 29 Boqor Cabdallah oo dadaal ugu jira isu soo dhoweynta dalalka carabta
Jul 29 Yemen oo War ka soo saartay Dagaaladii ugu Dambeeyay ee ay la gashay Mucaaradkeeda
Taliyaha qeybta Booliiska Gobolka Bari oo ka hadlaya Qarax Boosaaso ka dhacay Caawa (22.07.09)
Halkan ka dhageyso Taariikhda Warbaahinta SBC International
© Copyright  SBC International 2001-2010   All rights reserved        Powered by   Ramaas Software