Home   |  News archive   |  Profile  |  Contact us
            
 
SBC Online Somalia & World News
Bandhiga SBC
Kororso Aqoontaada
Nolosha Saxaabada
Deegaanka
Caafimaadka
Nabada & Xuquuqda
Haweenka
Fanka & Suugaanta
Waxbarashada
Xulka Wararka 24
Cayaaraha
 Allpuntland.com
Allsanaag.com
Alljubbaland
Aminarts.com
Abaaqaroow.
Afnugaal
Aayaha.com
Abaaji.com
Agabso.com
Aflax
Allwadani
Altaqwaa.com
AllSomali.com
BBC Soomaali
Biyokulule
Idamaale.com
Dayniile
Dhahar.com
Jamhuuriya
Gedonet.com
Godeynews.com
Golkhatumo.com
Hiiraan.com
HornAfrik Online
Hobyonet
Horseednet.net
Ramaas Software
Garowe Online
Radio Dalmar
SBC Online
Laasqoray.net
MarkaCadey.net
Mudug Online
Mudulood.com
Midnimo.com
Puntlandpost
Puntlandonline
Puntland Champer
Sscayn.com
Somalia Online
Somaali.com
Somalitalk
Somalitribune
Somaliweyn
Somaliland.org
Onkod.net
Widhwidh.com
Waayaha.NET
WardheerNews
Ufurow.com Boocame.com Allbari.com
 
War deg deg ah: Col.Barre Hiiraale oo ku dhaawacmey miino loo aasey

War naga soo gaaray magaalada Baardheere ee Gobolka Gedo ayaa sheegaya in saaka weerar imiino ah lagu dhaawacay Wasiirkii hore ee Gaashaandhiga Col.Barre Aadan

Col.Barre Hiiraale ayaa kolonyo gaadiid ah oo uu la socdey waxaana weerar miino ah loo adeegsadey lagu qaadey gaadiidkii Col.Barre Hiiraale uu watey.

War SBC ay ka heshay dad xog ogaal ayaa sheegaya in weerarkaasi uu ku dhintey gaari wadihii gaarka ah ee Col.Barre Hiiraale, waxaana dhaawac iyo dhimasho kale ay soo gaarey ilaalada Col.Barre Hiiraale.

Ma jiro wax war oo soo baxay oo ku aadan xaalka caafimaad ee Col.Barre Hiiraale.


SBC News Desk



Dhageyso wararka iyo Barnaamijyada ka baxaya Studio-ga SBC International Si toos ah.
Dhageyso
Dhageyso wararka SBC International maalin walba
Subax 8:00-am Duhur 1:00-pm, Habeen 7:00-pm

English News
 Latest News
Jul 29 Dadka Deegaanka Hobyo oo ka cabanaya Kooxo B/badeed ah oo halkasi ku sugan
Jul 29 TACSI:- INAA LILLAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN
Jul 29 DKMG ah oo soo dhoweysay go’aanka midowga Africa ee ciidamo keenista Somalia
Jul 29 Boqor Cabdallah oo dadaal ugu jira isu soo dhoweynta dalalka carabta
Jul 29 Yemen oo War ka soo saartay Dagaaladii ugu Dambeeyay ee ay la gashay Mucaaradkeeda
Taliyaha qeybta Booliiska Gobolka Bari oo ka hadlaya Qarax Boosaaso ka dhacay Caawa (22.07.09)
Halkan ka dhageyso Taariikhda Warbaahinta SBC International
© Copyright  SBC International 2001-2010   All rights reserved        Powered by   Ramaas Software