Home   |  News archive   |  Profile  |  Contact us
            
 
SBC Online Somalia & World News
Bandhiga SBC
Kororso Aqoontaada
Nolosha Saxaabada
Deegaanka
Caafimaadka
Nabada & Xuquuqda
Haweenka
Fanka & Suugaanta
Waxbarashada
Xulka Wararka 24
Cayaaraha
 Allpuntland.com
Allsanaag.com
Alljubbaland
Aminarts.com
Abaaqaroow.
Afnugaal
Aayaha.com
Abaaji.com
Agabso.com
Aflax
Allwadani
Altaqwaa.com
AllSomali.com
BBC Soomaali
Biyokulule
Idamaale.com
Dayniile
Dhahar.com
Jamhuuriya
Gedonet.com
Godeynews.com
Golkhatumo.com
Hiiraan.com
HornAfrik Online
Hobyonet
Horseednet.net
Ramaas Software
Garowe Online
Radio Dalmar
SBC Online
Laasqoray.net
MarkaCadey.net
Mudug Online
Mudulood.com
Midnimo.com
Puntlandpost
Puntlandonline
Puntland Champer
Sscayn.com
Somalia Online
Somaali.com
Somalitalk
Somalitribune
Somaliweyn
Somaliland.org
Onkod.net
Widhwidh.com
Waayaha.NET
WardheerNews
Ufurow.com Boocame.com Allbari.com
 
Dab ka kacay qaar kamid ah Xerooyinka Barkacayaasha Boosaaso.

Sadex kamid ah xerooyinka Qaxootiga ee ku yaala bariga magaalada Boosaaso ayaa dab qabsaday barqanimadii maanta waxaa uu keenay in au ku burburaan ku dhowaada 200 oo guri.

Guryaha gubtay ayaa ahaa kuwo ka samaysan cooshado iyo teendhooyin,waxaana ay keeneen in uu dabku si sahal ah ku fido,iyadoona uu isaga gudbo Sadex xero qaxooti oo isku xiga.

Dabka ayaa kasoo bilowday Xerada buulo Mingis,waxaana khasaraaha ugu badan ee dhinaca dhismaha uu u geystay xeradaasi iyo xerada kale ee xigta oo lagu magacaabo Buulo dhato,iyadoona markii dambe ay laanta dab damiska dowada Hoose ee Boosaaso ay kasoo gaareen markii uu u gudbay xerada xigta ee Buulo Eeleey.

Qaar kamid ah dadkii qaxootiga ahaa ee ay guryahooda uga gubteen dabka ayaa nooga war bixiyay qaabkii uu dabka ku bilowday,waxaana ay ahaayeen kuwo ku kakala aragti duwan,iyadoona qaar kamid ah dadkaasi ay qabeen in ay dad gaar ah oo iyaga ka tirsan ay gubeen buushashkoodii,halka qaar kale ay sheegeen in uu dabku ka kacay berjiiko cunto ku karsamaysay.

Inta badan xerooyinka Qaxootiga ee Magaalada Boosaaso ayaa sanadkasta xilagan oo kale waxaa qabsada dab loo aaneeyo dabaysha xagaayada,iyadoona khasaaraha ugu badan ee uu dabku u geysto barakacayaashu uu yahay,iyadoo uu hoy la aan ka dhigo.










Xuseen Xuska
Xuska45@hotmail.com
SBC International Monitoring.



Dhageyso wararka iyo Barnaamijyada ka baxaya Studio-ga SBC International Si toos ah.
Dhageyso
Dhageyso wararka SBC International maalin walba
Subax 8:00-am Duhur 1:00-pm, Habeen 7:00-pm

English News
 Latest News
Sep 03 G. Mitchel"Wadahadalada ugu horeya ee Falastin & Israel waxay ku dhamaadeen guul"
Sep 03 Xamaas oo sheegtay in ay laba jibaarayso dagaalka ka dhanka ah Sahyooniyada.
Sep 02 Qori Tuurka iyo Isku Aadka 6da Xaafadood ee soo Gudbay oo Caawa dhacay
Sep 02 UN-ka oo ka dayriyay xaalada haweenka Congo ee ay Mucaaradku kufsanayan
Sep 02 Obama oo ugu baaqay madaxda Falastiin iyo Isreal in ay ka faa iideystaan fursada..
Halkan ka dhageyso Taariikhda Warbaahinta SBC International
© Copyright  SBC International 2001-2010   All rights reserved        Powered by   Ramaas Software