Home   |  News archive   |  Profile  |  Contact us
            
 
SBC Online Somalia & World News
Bandhiga SBC
Kororso Aqoontaada
Nolosha Saxaabada
Deegaanka
Caafimaadka
Nabada & Xuquuqda
Haweenka
Fanka & Suugaanta
Waxbarashada
Xulka Wararka 24
Cayaaraha
 Allpuntland.com
Allsanaag.com
Alljubbaland
Aminarts.com
Abaaqaroow.
Afnugaal
Aayaha.com
Abaaji.com
Agabso.com
Aflax
Allwadani
Altaqwaa.com
AllSomali.com
BBC Soomaali
Biyokulule
Idamaale.com
Dayniile
Dhahar.com
Jamhuuriya
Gedonet.com
Godeynews.com
Golkhatumo.com
Hiiraan.com
HornAfrik Online
Hobyonet
Horseednet.net
Ramaas Software
Garowe Online
Radio Dalmar
SBC Online
Laasqoray.net
MarkaCadey.net
Mudug Online
Mudulood.com
Midnimo.com
Puntlandpost
Puntlandonline
Puntland Champer
Sscayn.com
Somalia Online
Somaali.com
Somalitalk
Somalitribune
Somaliweyn
Somaliland.org
Onkod.net
Widhwidh.com
Waayaha.NET
WardheerNews
Ufurow.com Boocame.com Allbari.com
 
Shabaab oo sheegtay in ay weerayaan safaaradaha dalalka Uganda & Burundi

Xarakada Shabaab Al-mujaahidiin ayaa wacad kumartay in ay weerari doonto safaaradaha dalalka Burundi iyo Uganda oo ah dalalka keliya ee u soo diray soomaaliya ciidamo gaaraya 61000 askari kuwaas oo qeyb ka ah ciidamo 8000 gaaraya oo midowga Africa uu balan qaaday in uu u dirayo soomaaliya.

Sida ay sheegtay Xarunta mareykanka ee la socodka website-yada islaamiga afhayeen u hadlay xarakada shabaab al-mujaahidiin oo lagu magcaabo Sheekh Mukhtaar Roobow oo cajalad Video ay baahisay shabakad wareed ayaa sheegay in ay weerari doonaan safaaradaha Uganda iyo Burundi ee ku yaal caalamka oo idil.

Sidoo kale xarakada Shabaab waxa ay ku baaqday in magaalada Mogadishu ay qubuur uga dhigi doonaan ciidamada midwga Africa, kaasi oo shaaca kaqaaday in ciidamo dheeraad ah u so diri doonaan magaalada Mogadishu.

Dhanka kale xarakada Shabaab Al-mujaahidiin ayaa ku tarjumay cajalad kahadlaysa qaraxii kadhacay magaalada Kampala ee dalka Uganda 11 bishan july afka ingiriisiga taasi oo ay xarakada shabaab Al-mujaahidiin ay sheegteen in ay kadambeeyeen.

Qaraxyadii 11 July ee kadhacay magaalada Kampala ayaa la aaminsan yahay in ay ahaayeen kuwii u xooga badnaa tan iyo intii la beegsaday safaaradaha mareykanka ee dalalka Kenya iyo Tanzania sanaddii 1998.

Dowladda Uganda ayaa ayaa ahayd dalkii ugu horeeyey ee ciidan u soo dira soomaaliya 2007 , waxaana la aaminsan yahay in ay tahay culeyska ugu weyn ee kahortaagan xarakada Shabaab Al-mujaahidiin in ay la wareegaan magaalada Mogadishu.

SBC INternational- Monitoring



Dhageyso wararka iyo Barnaamijyada ka baxaya Studio-ga SBC International Si toos ah.
Dhageyso
Dhageyso wararka SBC International maalin walba
Subax 8:00-am Duhur 1:00-pm, Habeen 7:00-pm

English News
 Latest News
Sep 03 G. Mitchel"Wadahadalada ugu horeya ee Falastin & Israel waxay ku dhamaadeen guul"
Sep 03 Xamaas oo sheegtay in ay laba jibaarayso dagaalka ka dhanka ah Sahyooniyada.
Sep 02 Qori Tuurka iyo Isku Aadka 6da Xaafadood ee soo Gudbay oo Caawa dhacay
Sep 02 UN-ka oo ka dayriyay xaalada haweenka Congo ee ay Mucaaradku kufsanayan
Sep 02 Obama oo ugu baaqay madaxda Falastiin iyo Isreal in ay ka faa iideystaan fursada..
Halkan ka dhageyso Taariikhda Warbaahinta SBC International
© Copyright  SBC International 2001-2010   All rights reserved        Powered by   Ramaas Software