Home   |  News archive   |  Profile  |  Contact us
            
 
SBC Online Somalia & World News
Bandhiga SBC
Kororso Aqoontaada
Nolosha Saxaabada
Deegaanka
Caafimaadka
Nabada & Xuquuqda
Haweenka
Fanka & Suugaanta
Waxbarashada
Xulka Wararka 24
Cayaaraha
 Allpuntland.com
Allsanaag.com
Alljubbaland
Aminarts.com
Abaaqaroow.
Afnugaal
Aayaha.com
Abaaji.com
Agabso.com
Aflax
Allwadani
Altaqwaa.com
AllSomali.com
BBC Soomaali
Biyokulule
Idamaale.com
Dayniile
Dhahar.com
Jamhuuriya
Gedonet.com
Godeynews.com
Golkhatumo.com
Hiiraan.com
HornAfrik Online
Hobyonet
Horseednet.net
Ramaas Software
Garowe Online
Radio Dalmar
SBC Online
Laasqoray.net
MarkaCadey.net
Mudug Online
Mudulood.com
Midnimo.com
Puntlandpost
Puntlandonline
Puntland Champer
Sscayn.com
Somalia Online
Somaali.com
Somalitalk
Somalitribune
Somaliweyn
Somaliland.org
Onkod.net
Widhwidh.com
Waayaha.NET
WardheerNews
Ufurow.com Boocame.com Allbari.com
 
Yemen oo War ka soo saartay Dagaaladii ugu Dambeeyay ee ay la gashay Mucaaradkeeda

Dowlada Yemen ayaa iska fogaysay in ay qirato in ay wax ka jiraan sheegashada ay Ururka Xawthiyiinta ku sheegteen in ay gacanta ku dhigeen 200 oo kamid ah ciidamada Dowlada Yemen,iyadoona tobonaan kale dilay.

Wasaarada Difaaca dowlada Yemen ayaa hadal qoraal ah oo ay kasoo saartay arintaasi waxaa ay ku sheegtay in ay tahay been abuur,waxaana ay ku tilmaantay mid ay Xawthiyiintu samaysteen kuna cabsi galinayaan Ciidamodood,iyadoona sida qoraalka Wasaarada lagu xusay ay Ciidamada Milatariga Yemen howl galkoodii ugu dambeeyay ay guulo kaga soo hoyeen dagaalkii a Kooxdaasi la galeen.

Kadib degenaansho Bilo qaatay oo ay Xawthiyiinta iyo Dowlada Yemen ku heshiiyeen ayaa si lama filaan ah waxaa uu dagaal uga dhex qarxay labada dhinac,iyadoona deegaanada Waqooyi ee wadankaasi dib dagaaladii ay uga nasteen ay mar kale ku dareemeen khasaarihiisa.

Qabaa ilo taageera Dowlada Sanca ayaa la sheegay in ay weerar ku qaadeen Xawthiyiinta,iyadoona kadib Ururka Xawthiyinta uu ku eedeeyay in ay Dowlada Yemen qayb kala ahayd weeraradaasi.

Dowlada Yemen ayaa haatan waxaa kusoo kordhaya Mar kale dhibaatooyinkii dhinaca jabhadaha ka haystay,waxaana ay dagaalo kala duwan haata kaga jirtaa dowlada Sanca Waqooyiga Iyo Koonfurta wadankaasi.

Maxamed Cali Iimaan
SBC International- Boosaaso



Dhageyso wararka iyo Barnaamijyada ka baxaya Studio-ga SBC International Si toos ah.
Dhageyso
Dhageyso wararka SBC International maalin walba
Subax 8:00-am Duhur 1:00-pm, Habeen 7:00-pm

English News
 Latest News
Sep 07 Boqorka Urdun iyo madaxweynaha Syria oo ka wada hadlaya xaalada Isreal falastiinyiinta.
Sep 07 Ruushka oo heshiisyo ganacsi oo dhinaca hubka ah la galaya Isreal
Sep 07 Maraykanka oo ka walaacsan warbixinada ay IAEA kasoo saarayso Nuclear-ka Iiraan.
Sep 06 Natiijada dhamaanta Tartankii Xaafadaha Israac Gaalkacyo & Goljano Waciye
Sep 06 Natiijada Dhamaadka Tartankii Cuslaa ee Dhexmaday Laanta Hawada & Xorgoble
Halkan ka dhageyso Taariikhda Warbaahinta SBC International
© Copyright  SBC International 2001-2010   All rights reserved        Powered by   Ramaas Software