Home   |  News archive   |  Profile  |  Contact us
            
 
SBC Online Somalia & World News
Bandhiga SBC
Kororso Aqoontaada
Nolosha Saxaabada
Deegaanka
Caafimaadka
Nabada & Xuquuqda
Haweenka
Fanka & Suugaanta
Waxbarashada
Xulka Wararka 24
Cayaaraha
 Allpuntland.com
Allsanaag.com
Alljubbaland
Aminarts.com
Abaaqaroow.
Afnugaal
Aayaha.com
Abaaji.com
Agabso.com
Aflax
Allwadani
Altaqwaa.com
AllSomali.com
BBC Soomaali
Biyokulule
Idamaale.com
Dayniile
Dhahar.com
Jamhuuriya
Gedonet.com
Godeynews.com
Golkhatumo.com
Hiiraan.com
HornAfrik Online
Hobyonet
Horseednet.net
Ramaas Software
Garowe Online
Radio Dalmar
SBC Online
Laasqoray.net
MarkaCadey.net
Mudug Online
Mudulood.com
Midnimo.com
Puntlandpost
Puntlandonline
Puntland Champer
Sscayn.com
Somalia Online
Somaali.com
Somalitalk
Somalitribune
Somaliweyn
Somaliland.org
Onkod.net
Widhwidh.com
Waayaha.NET
WardheerNews
Ufurow.com Boocame.com Allbari.com
 
David Cameron oo uga digay Pakistan in ay xiriir la yeelato kooxaha argagixisada

Raysal Wasaaraha Britain David Cameron oo haatan ku sugan wadanka India ayaa booqashadiisii wadankaasi waxaa uu kulan uu la qaatay dhigiisa India Man Mohan Siin u sheegay in ay kala garab taagan yihiin la dagaalankooda Kooxaha qaswadayaasha ah,iyadoona dhicadooyinkii Mombai uu sheegay in ay ahayd mid ay la qayb sadeen India khasaarihii kasoo gaaray.

David Cameron waxaa isaga oo aan iska hubin fariin uu ugu diray dowlada Pakistan isaga oo uga digaya in ay xiriir la yeelato kooxaha argagixisada ah,iyadoona aanu koox si gaar ah aanu u tilmaamin.

Kadib hadalka Cameron ayaa afhayeen u hadlay wasaarada arimaha dibada Britain waxaa uu sheegay hadalkka raysal wasaaraha in uu ku wajahnaa shacabka Pakistan oo uu kaga dalbaday in ay iska fogeeyaan dhamaan kooxaha ay u yaqaanaan Argagixsada.

Pakistan ayaa reer galbeedka gaar ahaan Maraykanka gacan ka siisa dagaalka ay Al qacida iyo Daalibaan kula jiraan,waxaana kaga dhintay dowlada Pakistan dagaalada ay Daalibaanka kula jirto boqolaal ciidmadeeda ah.

David Cameron waxaa uu kadib hadalkiisii hore saxafiyiinta u sheegay in uu jeclaan lahaa in uu Arko Pakistan oo ka maran rabshado iyo dagaalo,waxaana uu sheegay in Pakistan oo haatan Dimuqraadiyadi ka jirto ah ay fiicnaan lahayd Amaankeeduna in uu noqdo mid laysku haleeyo dowladaha dariska ahna ay iska kaashadaan dhina wanaaga.

Shukri Xuseen Sabriye
SBC International Boosaaso



Dhageyso wararka iyo Barnaamijyada ka baxaya Studio-ga SBC International Si toos ah.
Dhageyso
Dhageyso wararka SBC International maalin walba
Subax 8:00-am Duhur 1:00-pm, Habeen 7:00-pm

English News
 Latest News
Sep 07 Boqorka Urdun iyo madaxweynaha Syria oo ka wada hadlaya xaalada Isreal falastiinyiinta.
Sep 07 Ruushka oo heshiisyo ganacsi oo dhinaca hubka ah la galaya Isreal
Sep 07 Maraykanka oo ka walaacsan warbixinada ay IAEA kasoo saarayso Nuclear-ka Iiraan.
Sep 06 Natiijada dhamaanta Tartankii Xaafadaha Israac Gaalkacyo & Goljano Waciye
Sep 06 Natiijada Dhamaadka Tartankii Cuslaa ee Dhexmaday Laanta Hawada & Xorgoble
Halkan ka dhageyso Taariikhda Warbaahinta SBC International
© Copyright  SBC International 2001-2010   All rights reserved        Powered by   Ramaas Software