Home   |  News archive   |  Profile  |  Contact us
            
 
SBC Online Somalia & World News
Bandhiga SBC
Kororso Aqoontaada
Nolosha Saxaabada
Deegaanka
Caafimaadka
Nabada & Xuquuqda
Haweenka
Fanka & Suugaanta
Waxbarashada
Xulka Wararka 24
Cayaaraha
 Allpuntland.com
Allsanaag.com
Alljubbaland
Aminarts.com
Abaaqaroow.
Afnugaal
Aayaha.com
Abaaji.com
Agabso.com
Aflax
Allwadani
Altaqwaa.com
AllSomali.com
BBC Soomaali
Biyokulule
Idamaale.com
Dayniile
Dhahar.com
Jamhuuriya
Gedonet.com
Godeynews.com
Golkhatumo.com
Hiiraan.com
HornAfrik Online
Hobyonet
Horseednet.net
Ramaas Software
Garowe Online
Radio Dalmar
SBC Online
Laasqoray.net
MarkaCadey.net
Mudug Online
Mudulood.com
Midnimo.com
Puntlandpost
Puntlandonline
Puntland Champer
Sscayn.com
Somalia Online
Somaali.com
Somalitalk
Somalitribune
Somaliweyn
Somaliland.org
Onkod.net
Widhwidh.com
Waayaha.NET
WardheerNews
Ufurow.com Boocame.com Allbari.com
 
Boqor Cabdallah oo dadaal ugu jira isu soo dhoweynta dalalka carabta

Boqorka dalka sucuudiga oo maalintii shaley booqasho uu ku marayo dhowr dal oo carabeed uga bilaabatay magaalada Qaahira ee dalka Masar ayaa kulan kula qaatay magaalada Sharma Sheekh madaxweynaha dalka Masar Xusni Mubaarak

Afhayeenka arrimaha dibadda ee Masar ninka lagu magacaabo Xusaam Saki ayaa u sheegay saxaafadda in shir madaxeedkii labada mas’uul ay diiradda ku saareen xaaladda bariga dhexe , arrimaha Sudan iyo Somaliya , barnaamijka Nuclear-ka dowladda Iran iyo xalinta khilaafaadka dalalka carabta dhexdooda iyo xiriirka labada dal .

Boqorka sucuudiga ayaa la filayaa in manta uu gaaro magaalada Camaan ee dalka Urdun halkaasi oo uu kulamo lula qaadan doono dhigiisa dalka Urdun Boqor Cabdalla .

Sidoo kale boqor Cabdalla ayaa dalka Urdun uga sii ambabixi doono magaalada Dimishiq ee dalka Syria halkaaasi oo uu kulamo kula yeelan doono madaxweynaha dalka Syria Bashar Al-asad , waxaana lagu wadaa in ay kulankaas ku soo biiri doonaan madaxda dalalka Qadar iyo Lubnaan Miishal Suleymaan iyo Xama Bin Khaliifa Al-thani .

Dadka indha indheeya siyaasadda beriga dhexe ayaa ku micneenaya boqoshada boqorka dalka Sucuudiga uu ku marayo qaar kamid ah dalalka carabta mid lagu dardar gelinayo soo noolaynta xiriirka u dhexeeya dalal isku khilaafsan siyaasadda guud ee bariga dhexe.

Waxaa jira khilaaf u dhexeeya dalalka Masar iyo Syria kaasi oo kadhashay dilkii ra’iisal wasaarihii dalka Lubnaan Rafiiq Al-xariiri iyado sidoo kalana ay jiraan khilaaf u dhexeeya dalalka Qadar iyo Masar

Ustaad: C/xakiim Maxamed Cumar
SBC International- Monitoring



Dhageyso wararka iyo Barnaamijyada ka baxaya Studio-ga SBC International Si toos ah.
Dhageyso
Dhageyso wararka SBC International maalin walba
Subax 8:00-am Duhur 1:00-pm, Habeen 7:00-pm

English News
 Latest News
Sep 07 Boqorka Urdun iyo madaxweynaha Syria oo ka wada hadlaya xaalada Isreal falastiinyiinta.
Sep 07 Ruushka oo heshiisyo ganacsi oo dhinaca hubka ah la galaya Isreal
Sep 07 Maraykanka oo ka walaacsan warbixinada ay IAEA kasoo saarayso Nuclear-ka Iiraan.
Sep 06 Natiijada dhamaanta Tartankii Xaafadaha Israac Gaalkacyo & Goljano Waciye
Sep 06 Natiijada Dhamaadka Tartankii Cuslaa ee Dhexmaday Laanta Hawada & Xorgoble
Halkan ka dhageyso Taariikhda Warbaahinta SBC International
© Copyright  SBC International 2001-2010   All rights reserved        Powered by   Ramaas Software