Home   |  News archive   |  Profile  |  Contact us
            
 
SBC Online Somalia & World News
Bandhiga SBC
Kororso Aqoontaada
Nolosha Saxaabada
Deegaanka
Caafimaadka
Nabada & Xuquuqda
Haweenka
Fanka & Suugaanta
Waxbarashada
Xulka Wararka 24
Cayaaraha
 Allpuntland.com
Allsanaag.com
Alljubbaland
Aminarts.com
Abaaqaroow.
Afnugaal
Aayaha.com
Abaaji.com
Agabso.com
Aflax
Allwadani
Altaqwaa.com
AllSomali.com
BBC Soomaali
Biyokulule
Idamaale.com
Dayniile
Dhahar.com
Jamhuuriya
Gedonet.com
Godeynews.com
Golkhatumo.com
Hiiraan.com
HornAfrik Online
Hobyonet
Horseednet.net
Ramaas Software
Garowe Online
Radio Dalmar
SBC Online
Laasqoray.net
MarkaCadey.net
Mudug Online
Mudulood.com
Midnimo.com
Puntlandpost
Puntlandonline
Puntland Champer
Sscayn.com
Somalia Online
Somaali.com
Somalitalk
Somalitribune
Somaliweyn
Somaliland.org
Onkod.net
Widhwidh.com
Waayaha.NET
WardheerNews
Ufurow.com Boocame.com Allbari.com
 
Amnesty oo ku eedeesay Giriiga in uu ula dhaqmo dadka magangelyo doonka ah sidii dambiilayaasha

Hey adda u ololeyesa xuquuqda aadamaha ee Amnesty International ee fadhigeedu yahay magaalada London ayaa dowladda Giriiga ku eedeysey in uu ula dhaqmo dadka magangelyo doonka ah sidii dambiilayaal islamarkaana xabsiga ku hayo mararka qaarkood waqti badan.

Amnesty waxa ay carabaabtay walwalka ay ka qabto caruurta la socoto eheladooda kuwaas oo lagu hayo xabsiyada .

Agaasimaha u qaabilsan amnesty laanta yurub haweenayda lagu magacaabo Nicola Dakobert ayaa sheegtay in muhaajiriin badan aysan u suurtagelin in ay helaan qareeno u dooda.

Sidoo kale waxa ay si gaar ah u tilmaamatay haweenaydaan waxa kadhaca xarun lagu xiro dadka sida sharci darada ah ku soo gala ee ku taal woqooyiga Athena , in ay ku jiraan 360 caruur ah oo kakala yimid dalalka Sudan .ciraaq Afghanistan iyo Somalia.

Amnesty waxa ay sheegtay in ay ogaatay xaaladda kajirta gudaha xarunta lagu hayao dadka muhaajiriinta , waxayna ku tilmaamtay xaaladooda mid xun .

Amnesty waxa ay cadeesay in dadka kujira saldhigaas aysan helin waxyaabaha laga maarmaan-ka ah ay kamid tahay daawada ilkaha iyo gar xiirka.

UStaad: C/xakiim Maxamed Cumar
SBC International- Monitoring



Dhageyso wararka iyo Barnaamijyada ka baxaya Studio-ga SBC International Si toos ah.
Dhageyso
Dhageyso wararka SBC International maalin walba
Subax 8:00-am Duhur 1:00-pm, Habeen 7:00-pm

English News
 Latest News
Sep 07 Boqorka Urdun iyo madaxweynaha Syria oo ka wada hadlaya xaalada Isreal falastiinyiinta.
Sep 07 Ruushka oo heshiisyo ganacsi oo dhinaca hubka ah la galaya Isreal
Sep 07 Maraykanka oo ka walaacsan warbixinada ay IAEA kasoo saarayso Nuclear-ka Iiraan.
Sep 06 Natiijada dhamaanta Tartankii Xaafadaha Israac Gaalkacyo & Goljano Waciye
Sep 06 Natiijada Dhamaadka Tartankii Cuslaa ee Dhexmaday Laanta Hawada & Xorgoble
Halkan ka dhageyso Taariikhda Warbaahinta SBC International
© Copyright  SBC International 2001-2010   All rights reserved        Powered by   Ramaas Software