Aqalka senate-ka dalka Mareykanka ayaa ansixiyey miisaaniyada 33 malyan oo dollar si loogu taageero ciidamada mareykanka ee dalalaka Afghanistan iyo Pakistan.
Madaxweynaha dalka mareykanka Brack Obama ayaa ku booriyey maalintii shaley aqalka senate-ka dalka mareykanka in la fududeeyo meel marinta miisaaniyada loogu talagalay ciidamda mareykanka ee dalalka Afghanistan iyo Pakistan.
Obama oo kulan layeeshay hogaamiyaasha labada xisbi ee Jumhuuriga iyo Dimuqaraadiga dalka mareykanka ayaa yiri " waxaan filayaa in glaha barlamaanka dalka mareykanku in uu si aqlabiyad ah ugu codeen doono miisnaiyada si ciidamdeenu ay awod ugu yeeshaan in ay qabtaan wax kasta oo kujirta maslaxada dalka".
Dhanka kale xukkumadda Afghanistan ayaa ugu baaqday dalalka reer galbeedla in ay dib u eegaan siyaasadooda ku waajahan dalka Pakistan ayna ka joojiyaan malaayiinta dollar ay siinayaan wadan tabar u fidiya waxa loo yaqaan argagaxisada .
La taliyaha madaxweynaha dalka Afghanistan ninka lagu magacaabo Sanjiin Sabanta ayaa ugu baaqay ciidamda NATO in ay wadhadal toos ah lagalaan kooxaha kadagaalama deegaanadu qabaa’ilku deganayahay ka hr inta aysan dagaal yahanada u soo gudbin dalka Afghanistan.
SBC International- Monitoring