Home   |  News archive   |  Profile  |  Contact us
            
 
SBC Online Somalia & World News
Bandhiga SBC
Kororso Aqoontaada
Nolosha Saxaabada
Deegaanka
Caafimaadka
Nabada & Xuquuqda
Haweenka
Fanka & Suugaanta
Waxbarashada
Xulka Wararka 24
Cayaaraha
 Allpuntland.com
Allsanaag.com
Alljubbaland
Aminarts.com
Abaaqaroow.
Afnugaal
Aayaha.com
Abaaji.com
Agabso.com
Aflax
Allwadani
Altaqwaa.com
AllSomali.com
BBC Soomaali
Biyokulule
Idamaale.com
Dayniile
Dhahar.com
Jamhuuriya
Gedonet.com
Godeynews.com
Golkhatumo.com
Hiiraan.com
HornAfrik Online
Hobyonet
Horseednet.net
Ramaas Software
Garowe Online
Radio Dalmar
SBC Online
Laasqoray.net
MarkaCadey.net
Mudug Online
Mudulood.com
Midnimo.com
Puntlandpost
Puntlandonline
Puntland Champer
Sscayn.com
Somalia Online
Somaali.com
Somalitalk
Somalitribune
Somaliweyn
Somaliland.org
Onkod.net
Widhwidh.com
Waayaha.NET
WardheerNews
Ufurow.com Boocame.com Allbari.com
 
Mareykanka oo walaac kamuujiyey xaaladda amaanka gobolka Darfuur

Wakiilka Mareykanka u fadhiya Qaramada Midoobey haweenayda lagu magacaabo Susan Rice ayaa carabaabtay walwalka dalkeeda uu ka qabo xaaladda amaan ee sii xumaanaysa gobolka Darfuur ee dalka Sudan.

Rice ayaa sheegtay kadib kulan golaha amaanka uu ku qiimeenayey xaaladda amaan ee gobolka Darfuur uu ku yeeshay xarunta golaha amaanka ee New York in ku dhowaad 400 oo qof lagu dilay gobolka Darfuur bishan oo keliya.

Rice oo hadalkeeda sii wadata ayaa tiri " waxaan maqalnay warbixino sheegay in bishan July ee sanadkan ay tahay bishii ugu dhiig daadashada badnayd gobolka Daarfuur tan iyo intii lageeyey gobolkaas ciidamo isku dhafka ah ee ka socda midowga Africa iyo QM arrintaasna waa wax aan la aqbali Karin.

Khaalid Cayuuni
SBC International- News Desk



Dhageyso wararka iyo Barnaamijyada ka baxaya Studio-ga SBC International Si toos ah.
Dhageyso
Dhageyso wararka SBC International maalin walba
Subax 8:00-am Duhur 1:00-pm, Habeen 7:00-pm

English News
 Latest News
Sep 07 Boqorka Urdun iyo madaxweynaha Syria oo ka wada hadlaya xaalada Isreal falastiinyiinta.
Sep 07 Ruushka oo heshiisyo ganacsi oo dhinaca hubka ah la galaya Isreal
Sep 07 Maraykanka oo ka walaacsan warbixinada ay IAEA kasoo saarayso Nuclear-ka Iiraan.
Sep 06 Natiijada dhamaanta Tartankii Xaafadaha Israac Gaalkacyo & Goljano Waciye
Sep 06 Natiijada Dhamaadka Tartankii Cuslaa ee Dhexmaday Laanta Hawada & Xorgoble
Halkan ka dhageyso Taariikhda Warbaahinta SBC International
© Copyright  SBC International 2001-2010   All rights reserved        Powered by   Ramaas Software