Home   |  News archive   |  Profile  |  Contact us
            
 
SBC Online Somalia & World News
Bandhiga SBC
Kororso Aqoontaada
Nolosha Saxaabada
Deegaanka
Caafimaadka
Nabada & Xuquuqda
Haweenka
Fanka & Suugaanta
Waxbarashada
Xulka Wararka 24
Cayaaraha
 Allpuntland.com
Allsanaag.com
Alljubbaland
Aminarts.com
Abaaqaroow.
Afnugaal
Aayaha.com
Abaaji.com
Agabso.com
Aflax
Allwadani
Altaqwaa.com
AllSomali.com
BBC Soomaali
Biyokulule
Idamaale.com
Dayniile
Dhahar.com
Jamhuuriya
Gedonet.com
Godeynews.com
Golkhatumo.com
Hiiraan.com
HornAfrik Online
Hobyonet
Horseednet.net
Ramaas Software
Garowe Online
Radio Dalmar
SBC Online
Laasqoray.net
MarkaCadey.net
Mudug Online
Mudulood.com
Midnimo.com
Puntlandpost
Puntlandonline
Puntland Champer
Sscayn.com
Somalia Online
Somaali.com
Somalitalk
Somalitribune
Somaliweyn
Somaliland.org
Onkod.net
Widhwidh.com
Waayaha.NET
WardheerNews
Ufurow.com Boocame.com Allbari.com
 
Moscow "cunaqabatynta cusub ee lagu soo rogay Iran waa wax aan la aqbali Karin"

Xukuumadda Russia ayaa si aad ah u cambaareysay cunaqabatyntii ugu dambeysay ee uu midowga yurub ku soo rogay dowladda Iran , waxayna ku tilmaamtay in ay tahay talaabo burburinaysa dadaalada caaalamiga ah ee lagu doonayo in Iran lala gaaro heshiis ku aadan barnamijkeeda Nuclear-ka.

Bayaan ka soo baxay wasaaradda arrimaha dibadda ee Russia ayaa lagu sheegay in talaabadii midowga yurub uu kaqqatay dowladda Iran ay wiiqayso dadaaladii lagu doonayey in lagu dhameeyo si dublumaasiayd ah barnaamijkii nuclear-ka dalka Iran.

Sidoo kale Bayaanka dowladda Russia ayaa tilmaamay in cunaqabaatayna midowga Yurub iyo mowqifka adag ee dowladda mareykanka ay sii fogeenayso ujeedada laga leehyahay in la yareeyo faafitaanka hubka wax gumaada.

Bayaanka ka soo baxay wasaaradda arrimaha dibadda ee Russia ayaa waxa lagu yiri " ma waxaan ku shaqeenaa qorshihii kooxda lixda ama waxaan la shaqeenaa golaha amaanka, mise dalkasta wuxuu u dhaqmaa sida ay ula muuqato maslaxadiisa?".

UStaad: C/xakiim Maxamed Cumar
SBC International- Monitoring



Dhageyso wararka iyo Barnaamijyada ka baxaya Studio-ga SBC International Si toos ah.
Dhageyso
Dhageyso wararka SBC International maalin walba
Subax 8:00-am Duhur 1:00-pm, Habeen 7:00-pm

English News
 Latest News
Sep 07 Boqorka Urdun iyo madaxweynaha Syria oo ka wada hadlaya xaalada Isreal falastiinyiinta.
Sep 07 Ruushka oo heshiisyo ganacsi oo dhinaca hubka ah la galaya Isreal
Sep 07 Maraykanka oo ka walaacsan warbixinada ay IAEA kasoo saarayso Nuclear-ka Iiraan.
Sep 06 Natiijada dhamaanta Tartankii Xaafadaha Israac Gaalkacyo & Goljano Waciye
Sep 06 Natiijada Dhamaadka Tartankii Cuslaa ee Dhexmaday Laanta Hawada & Xorgoble
Halkan ka dhageyso Taariikhda Warbaahinta SBC International
© Copyright  SBC International 2001-2010   All rights reserved        Powered by   Ramaas Software