Home   |  News archive   |  Profile  |  Contact us
            
 
SBC Online Somalia & World News
Bandhiga SBC
Kororso Aqoontaada
Nolosha Saxaabada
Deegaanka
Caafimaadka
Nabada & Xuquuqda
Haweenka
Fanka & Suugaanta
Waxbarashada
Xulka Wararka 24
Cayaaraha
 Allpuntland.com
Allsanaag.com
Alljubbaland
Aminarts.com
Abaaqaroow.
Afnugaal
Aayaha.com
Abaaji.com
Agabso.com
Aflax
Allwadani
Altaqwaa.com
AllSomali.com
BBC Soomaali
Biyokulule
Idamaale.com
Dayniile
Dhahar.com
Jamhuuriya
Gedonet.com
Godeynews.com
Golkhatumo.com
Hiiraan.com
HornAfrik Online
Hobyonet
Horseednet.net
Ramaas Software
Garowe Online
Radio Dalmar
SBC Online
Laasqoray.net
MarkaCadey.net
Mudug Online
Mudulood.com
Midnimo.com
Puntlandpost
Puntlandonline
Puntland Champer
Sscayn.com
Somalia Online
Somaali.com
Somalitalk
Somalitribune
Somaliweyn
Somaliland.org
Onkod.net
Widhwidh.com
Waayaha.NET
WardheerNews
Ufurow.com Boocame.com Allbari.com
 
Midowga Yurub oo deeq lacageed ku yaboohay dalal ay Soomaaliya ka mid tahay

War ka soo baxay xarunta Midowga Yurub ee Magaalada Brussels ee wadanka Belgium ayaa lagu sheegay in gargaar lacageed oo gaaraya 35milyan  oo yuuro ah oo u dhiganta 45 malyan oo dollar loogu deeqayo wadamada ku yaalla geeska iyo bartamaha Afrika, waxaana dalalkaasi ka mid ah Soomaaliya, Itoobiya, Jabuuti, Kenya, Uganda iyo kuwo kale, isagoo sheegay in lacagtaasi lagu taageerayo dadka ku dhibaateysan dalalkaasi.

Deeqdan Lacageed oo gaaraysa 35-Milyan oo Lacagta Euro ah ayaa waxaa la siinayaa dalalka Ethiopia, Soomaaliya iyo Eritrea, iyadoo ujeedada laga leeyahay bixinta Lacagtan ay tahay in wax looga qabto dadka dhibaataysan ee dalalkaas ku nool.

Midowga Yurub wuxuu sheegay in lacagtaasi inteeda badan lagu bixin doono baahiyaha dhinacyada caafimaadka, nafaqada, cuntada, biyaha iyo nadaafadda.

Kristalina Georgieva madaxa Midowga Yurub ee horumarinta iyo gargaagka bani’aadamnimada ayaa waxaa uu sheegay in uu rajaynayo in deeqdaasi ay gaarto dadka dhab ahaan u baahan si caddaalad ah, aan kala sooc lahayn iyadoo la marayo sharciyada u yaalla bixinta gargaarada bani’aadamnimo.

Kaalmadaasi lacageed waxaa ka faa’iideysan doona 3.2 milyan oo Soomaali ah oo ay ku jiraan dadkii ay barakiciyeen dagaaladii ka dhacay Muqdisho iyo bartamaha Soomaaliya.

Qaramada Midoobay ayaa iyaduna dhinaceeda waxa ay sheegtay in sanadkaan dhamaadkiisa kala bar dadka ku nool dalka Soomaaliya ay u baahnaan doonaan gar gaar dhinac walbo ah kadib markii ay dadkaasi dhibaato fara badan ay ka soo gaareen dagaalada ka soconaya dalka Soomaaliya .

SBC International- Monitoring


Dhageyso wararka iyo Barnaamijyada ka baxaya Studio-ga SBC International Si toos ah.
Dhageyso
Dhageyso wararka SBC International maalin walba
Subax 8:00-am Duhur 1:00-pm, Habeen 7:00-pm

English News
 Latest News
Sep 07 Boqorka Urdun iyo madaxweynaha Syria oo ka wada hadlaya xaalada Isreal falastiinyiinta.
Sep 07 Ruushka oo heshiisyo ganacsi oo dhinaca hubka ah la galaya Isreal
Sep 07 Maraykanka oo ka walaacsan warbixinada ay IAEA kasoo saarayso Nuclear-ka Iiraan.
Sep 06 Natiijada dhamaanta Tartankii Xaafadaha Israac Gaalkacyo & Goljano Waciye
Sep 06 Natiijada Dhamaadka Tartankii Cuslaa ee Dhexmaday Laanta Hawada & Xorgoble
Halkan ka dhageyso Taariikhda Warbaahinta SBC International
© Copyright  SBC International 2001-2010   All rights reserved        Powered by   Ramaas Software