Puntland Library and resource center ayaa waxa ay ugu deeqday buug dhanka wax barashada ah urur maxa li ah oo kashaqeeya horumarinta dhanka wax barashad iyo caafimaad ka kaasi oo lagu maga caabo Somali Horn Association for Health and Education Development (SHAHED) , deeqdaan la guddoon siyaay ururkaasi ayaa isugu jirta buugta maadooyinka dugsiga sare lagu qaato ee ee kala duwan iyo buugaag kale oo ah dhanka hour marinta waxbarashada iyo tignoolajiyada waxaana deeqdaasin si rasmi ah ula wareegay madaxa wax barassshada ee ururukaasi c.
Madaxa Xafiiska Maamulka Hay adda Somali Family Services Abdurashid Ali Farax liyo Madaxa Libreriga Mr: Ibrahim Mohamed Ducaale ayaa si wada jir ah u guddoonsiiyey deeqdan buugta Madaxa qeybta waxbarashda ee Ururka SHAHED C/risaq Omar Saalax oo si kooban uga warbixiyey faa iidada ay buugtani u leedahay Ururkiisa ayaa sheegay in uu aad ugu faraxsan yahay deeqdaan ay guddoonsiiyeen mas’uuliyiintaani ayna aad u soo dhawaynayaan kana faaiidaysan doonan buugtan isagoo ku daray in ay buugtani wax ka tari doonto kor u qaadida dhanka aqoonta ardayda Hoos yimada uruurkooda .,
sidoo kalena ay tixraac wanaag ay u noqon doonaan buugtani macallimiinta wax ka dhiga dugsiga, maxadyada iyo jamacadaha kala gadisan ee ku yaala goobaha uu ka shaqeeyo ururkoodu sidoo kalana uu faa’iido u leeyahay ardayada wax laga barayo waa sida uu hadalka u dhigaye.
C/risaq Omar Saalax waa madaxa waxbarashada ee ururka SHAHED ayaa waxa uu ugu danbayntii u mahadcelyey dhammaanba masuuliyiinta iyo madaxda Puntland Library and Resource Center. wuxuuna noo sheegay in buugaagta lagu wareejiayay ay kala yihiin dhammaanba maadooyinka laga qaato dugsiyada sare iyo waliba waxbarasho dheeraad ah waxayna ahaayeen ilaa 10kartoo oo waa wayn waxayna kala yihiin buugaagtaasi sidaan Mathmatics, English, Biology, Chemitry, Social Study, General Books, Marketting, IT , Health,Literature.
Si kastaba ha ahaatee Puntland Library and Resource Center oo horay ugu caan baxaday in ay ka caawiso ardada reer puntland ee dugsiyada Sare, College-yada iyo Jaamacadaha dhigata buug iyo goobo ay wax ku akhristaan ayaa hada waxa uu u muuqdaa inuu sii badinayo dadaalkiisa uu ku doonayo inu ku waxay sii baadh siiyo dhammaanba puntland
llaadhisay waxqabadkeedii iyadoo deeq buugaag iyo agab waxbarasho gaadhsiinaysa meelo ka baxsan goobaha ay xarunta ku leedahay.
Maxamed Daahir
SBC INternational Garoowe