Home   |  News archive   |  Profile  |  Contact us
            
 
SBC Online Somalia & World News
Bandhiga SBC
Kororso Aqoontaada
Nolosha Saxaabada
Deegaanka
Caafimaadka
Nabada & Xuquuqda
Haweenka
Fanka & Suugaanta
Waxbarashada
Xulka Wararka 24
Cayaaraha
 Allpuntland.com
Allsanaag.com
Alljubbaland
Aminarts.com
Abaaqaroow.
Afnugaal
Aayaha.com
Abaaji.com
Agabso.com
Aflax
Allwadani
Altaqwaa.com
AllSomali.com
BBC Soomaali
Biyokulule
Idamaale.com
Dayniile
Dhahar.com
Jamhuuriya
Gedonet.com
Godeynews.com
Golkhatumo.com
Hiiraan.com
HornAfrik Online
Hobyonet
Horseednet.net
Ramaas Software
Garowe Online
Radio Dalmar
SBC Online
Laasqoray.net
MarkaCadey.net
Mudug Online
Mudulood.com
Midnimo.com
Puntlandpost
Puntlandonline
Puntland Champer
Sscayn.com
Somalia Online
Somaali.com
Somalitalk
Somalitribune
Somaliweyn
Somaliland.org
Onkod.net
Widhwidh.com
Waayaha.NET
WardheerNews
Ufurow.com Boocame.com Allbari.com
 
Madaxweynaha Cusub ee Soomaaliland oo si toos ah Xilkii loogu wareejiyay

ee xukuumada la baxday Soomaaliland iyo xukuumadii hore ee uu horkacayay madaxweynaha xilka wareejinayay ee Daahir Riyaale Kaahin iyo kuxigeenkiisa ayaa waxay ka dhacday xarunta madaxtooyada Maamulkaasi ee magaalada Hargeysa.

Waxaa sidoo kale xafladaasi goob joog ahaa xubno lagu martiqaaday oo ka kala socda wadamada Deriska la ah Maamulkaasi la baxay Soomaaliland, sida wadamada Jabuuti, Itoobiya iyo Kenya.

Xafladani oo ay xilka kula wareegayeen madaxweynaha Cusub ee Maamulka Soomaaliland Axmed Maxamud Siilaanyo iyo Madaxweynihii hore ee maamulkaasi Daahir Riyaale Kaahin, waxaana inta aysan dhicin dhaarinta iyo xil isku wareejinta halkaasi ka hadlay madaxweynaha xilka wareejiyay ee Daahir Riyaale Kaahin, isagoona sheegay in uu siweyn ugu faraxsanyahay xafladan iyo guusha ay ku soo dhamaatay doorashadii dimuqraadiga aheyd.

Waxaa uu sidoo kale halkaasi ka sheegay in uu u hambalyeynayo madaxweynaha Cusub ee Maamulka Soomaaliland islamarkaana uu xilkii ku wareejiyay intii karaan kiisa ahna uu la shaqeyn doono.

Waxaa si rasmi ah halkaasi loogu dhaariyay madaxweynaha Cusub ee mudada soosocota qaban doona xilka Soomaaliland Mr Axmed Maxamuud Maxamed Siilaanyo waxaana halkaasi ku dhaariyay gudoomiyaha Maxkamada Sare ee Somaliland .

Si kastaba ha ahaatee madaxweynaha Maanta la wareegay xilka Madaxtinimo ee Maamulka la Magac baxay Soomaaliland waa siilaanyo e waxaa looga fadhiyaa qaabta ugu macquulsan ee uu ku hogaaminayo dalka iyadoo talaabada ugu horeysa  ee ay dadka badi wada sugayaan ay tahay soo magacaabida golihiisa wasiirada.

C/qaadir C/laahi Nuur Almis
SBC International Hargeysa.

 

 

 



Dhageyso wararka iyo Barnaamijyada ka baxaya Studio-ga SBC International Si toos ah.
Dhageyso
Dhageyso wararka SBC International maalin walba
Subax 8:00-am Duhur 1:00-pm, Habeen 7:00-pm

English News
 Latest News
Sep 07 Boqorka Urdun iyo madaxweynaha Syria oo ka wada hadlaya xaalada Isreal falastiinyiinta.
Sep 07 Ruushka oo heshiisyo ganacsi oo dhinaca hubka ah la galaya Isreal
Sep 07 Maraykanka oo ka walaacsan warbixinada ay IAEA kasoo saarayso Nuclear-ka Iiraan.
Sep 06 Natiijada dhamaanta Tartankii Xaafadaha Israac Gaalkacyo & Goljano Waciye
Sep 06 Natiijada Dhamaadka Tartankii Cuslaa ee Dhexmaday Laanta Hawada & Xorgoble
Halkan ka dhageyso Taariikhda Warbaahinta SBC International
© Copyright  SBC International 2001-2010   All rights reserved        Powered by   Ramaas Software