Home   |  News archive   |  Profile  |  Contact us
            
 
SBC Online Somalia & World News
Bandhiga SBC
Kororso Aqoontaada
Nolosha Saxaabada
Deegaanka
Caafimaadka
Nabada & Xuquuqda
Haweenka
Fanka & Suugaanta
Waxbarashada
Xulka Wararka 24
Cayaaraha
 Allpuntland.com
Allsanaag.com
Alljubbaland
Aminarts.com
Abaaqaroow.
Afnugaal
Aayaha.com
Abaaji.com
Agabso.com
Aflax
Allwadani
Altaqwaa.com
AllSomali.com
BBC Soomaali
Biyokulule
Idamaale.com
Dayniile
Dhahar.com
Jamhuuriya
Gedonet.com
Godeynews.com
Golkhatumo.com
Hiiraan.com
HornAfrik Online
Hobyonet
Horseednet.net
Ramaas Software
Garowe Online
Radio Dalmar
SBC Online
Laasqoray.net
MarkaCadey.net
Mudug Online
Mudulood.com
Midnimo.com
Puntlandpost
Puntlandonline
Puntland Champer
Sscayn.com
Somalia Online
Somaali.com
Somalitalk
Somalitribune
Somaliweyn
Somaliland.org
Onkod.net
Widhwidh.com
Waayaha.NET
WardheerNews
Ufurow.com Boocame.com Allbari.com
 
AU oo ciidamo dheeraad ah u dalabtay Somalia iyo dalabkii Musavani oo la laalay.

Madaxda Midowga Afrka ayaa kulankoodii magaalada Kambala ee xarunta Uganda waxaa ay gunaanadkii isku raaceen in la taageero dowlada Soomaaliya,iyadoona ay taagereen ciidamo 2,000 gaaraya oo sida ugu dhakhsiiyaha badan loogeeyo magaalada Muqdisho ee xarunta wadanka Soomaaliya.

Madaxda Midowga Afrika waxaa ay kaloo ogolaadeen in ay dagaalami karaan markii lasoo weeraro,iyadoona dalabkii madaxweyne Yuweri Musavani ee ahaa in loo fasaxo ciidamada Amison in ay weerari karaan fariismiha kooxaha kasoo horjeeda gabi ahaanba aan laga hoos qaadin,waxaana ay Madaxdii kulankaasi kasoo qayb galay ay isku afgarteen in aan waba laga badalin qorshihii Ciidamada Amison ee magaalada Muqdisho.

Dowlada Uganada oo ciidamada ugu badan  Amison ay kasoo jeedaan ayaan la ogayn sida ay ugu dhabar adeegayso joogitaankooda Soomaaliya xili aanay wax weerar ah qaadi Karin.

Madaxweynaha Uganda Yoweri Museveni waxaa uu inta aanu bilaaban shirka Midowga Afrika uu dalbaday in isbedel lagu sameeyo qorshaha ciidamada Amisom ee Soomaaliya,iyadoona uu balan qaaday in 2,000 ee loo baahan yahay ay dowlada Uganda gayn karto Soomaaliya.

Xarakada Mujaahidiinta Al shabab ayaa sheegatay qaraxyadii dhowaan ka dhacay Gudaha Kambala,iyadoona sababta weerarkaasi ku sheegay Madaafiicda ay ciidamada Amisom ku garaacaan dadka rayyidka ah ee magaalada Muqdisho.

African head of states and delegates pose for ...
African leaders gather to pose for a group photograph ...
African leaders gather to pose for a group photograph ...
African Union agrees to beef up Somalia force
Zambian president Rupiah Banda, left, with Ethiopian ...
From left to right front row, President Blaise ...
Ugandan President, Yoweri Museveni, addresses ...

Xuseen Xuska
Xuska45@hotmail.com
SBC International Monitoring.



Dhageyso wararka iyo Barnaamijyada ka baxaya Studio-ga SBC International Si toos ah.
Dhageyso
Dhageyso wararka SBC International maalin walba
Subax 8:00-am Duhur 1:00-pm, Habeen 7:00-pm

English News
 Latest News
Sep 07 Boqorka Urdun iyo madaxweynaha Syria oo ka wada hadlaya xaalada Isreal falastiinyiinta.
Sep 07 Ruushka oo heshiisyo ganacsi oo dhinaca hubka ah la galaya Isreal
Sep 07 Maraykanka oo ka walaacsan warbixinada ay IAEA kasoo saarayso Nuclear-ka Iiraan.
Sep 06 Natiijada dhamaanta Tartankii Xaafadaha Israac Gaalkacyo & Goljano Waciye
Sep 06 Natiijada Dhamaadka Tartankii Cuslaa ee Dhexmaday Laanta Hawada & Xorgoble
Halkan ka dhageyso Taariikhda Warbaahinta SBC International
© Copyright  SBC International 2001-2010   All rights reserved        Powered by   Ramaas Software