Home   |  News archive   |  Profile  |  Contact us
            
 
SBC Online Somalia & World News
Bandhiga SBC
Kororso Aqoontaada
Nolosha Saxaabada
Deegaanka
Caafimaadka
Nabada & Xuquuqda
Haweenka
Fanka & Suugaanta
Waxbarashada
Xulka Wararka 24
Cayaaraha
 Allpuntland.com
Allsanaag.com
Alljubbaland
Aminarts.com
Abaaqaroow.
Afnugaal
Aayaha.com
Abaaji.com
Agabso.com
Aflax
Allwadani
Altaqwaa.com
AllSomali.com
BBC Soomaali
Biyokulule
Idamaale.com
Dayniile
Dhahar.com
Jamhuuriya
Gedonet.com
Godeynews.com
Golkhatumo.com
Hiiraan.com
HornAfrik Online
Hobyonet
Horseednet.net
Ramaas Software
Garowe Online
Radio Dalmar
SBC Online
Laasqoray.net
MarkaCadey.net
Mudug Online
Mudulood.com
Midnimo.com
Puntlandpost
Puntlandonline
Puntland Champer
Sscayn.com
Somalia Online
Somaali.com
Somalitalk
Somalitribune
Somaliweyn
Somaliland.org
Onkod.net
Widhwidh.com
Waayaha.NET
WardheerNews
Ufurow.com Boocame.com Allbari.com
 
Israel oo ugu baaqday Kenya dhisitaanka gidaar bir ah xadka iyada iyo soomaaliya

Wasiirka arrimaha gudaha ee xukuumadda israa’iil ninka lagu magacaabo Isxaaq Ahronovic (Ahronoofiij) oo horaantii todobaadkan magaalada Tel Aviv kulan kulaqaatay wasiirka amaanka gudaha dalka Kenya ninka lagu magacaabo Gorge Saytooti ayaa la sheegay in labada mas’uul ay kawada hadleen arrimo ku aadan hanjabaadaha xarakda shabaab almujahidiin ay u jeedinayso dalalka deriska la ah dalka Somalia.

Sida uu qoray wargeyska Jerusalem Post wasiirka arrimaha amniga Israel ayaa u soo bandhigay dhigiisa dalka Kenya in dowladda Kenya ay ka dhsito Gidaar xadiid ah inta u dhaxeeysa xadka ay la lawadaagaan dalka soomaaliya kaasi oo dhererkiisu yahay 682 KM , kaas oo Kiloomitirkiiba ay ku bixayso lacag dhan 2 malyan oo doolar.

Wasiirka arrimaha gudaha Israel waxa uu u sheegay dhigiisa dalka Kenya in xarakada Xamaas ay khatar ku ahayd amaanka Israel, islamrkaana ay Israel kaga guulaysatay dhisitaanka gidaarka dheer ee dhexmara dhulka filistiiniyiinta kaasi oo ka samaysan bir .

Dadka ka faalooda arrimaha siyaasadda ayaa ku micneeyey in dowladda Kenya hadii ay qaadato mid lamid ah tan xukuumadda Israel ay ka qaadatay shacabka filistiiniyiinta taasi ay saamayn ku yeelan doonto soomaaliya oo xiriir siyaasadeed iyo ganacsi la leh dalka Kenya , iyadoo sidoo kalana waxyeeleen doonta ganacsiga labada dal ee deriska ah.

Sikastaba ha ahaatee waxaan la ogayn talaabada tan xigta ay qaadi doonto dowladda Kenya iyo waxa ay ka yeeli donto talada Israel ay ugu soo jeedisay dhisitaanka Gidaar Bir ah oo u dhexeeya Kenya iyo soomaaliya ayada oo ay dowlada Yuhuuda ay horay uga dhistay Gidaar gudaha filsitiin.

SBC International- Monitoring



Dhageyso wararka iyo Barnaamijyada ka baxaya Studio-ga SBC International Si toos ah.
Dhageyso
Dhageyso wararka SBC International maalin walba
Subax 8:00-am Duhur 1:00-pm, Habeen 7:00-pm

English News
 Latest News
Sep 07 Boqorka Urdun iyo madaxweynaha Syria oo ka wada hadlaya xaalada Isreal falastiinyiinta.
Sep 07 Ruushka oo heshiisyo ganacsi oo dhinaca hubka ah la galaya Isreal
Sep 07 Maraykanka oo ka walaacsan warbixinada ay IAEA kasoo saarayso Nuclear-ka Iiraan.
Sep 06 Natiijada dhamaanta Tartankii Xaafadaha Israac Gaalkacyo & Goljano Waciye
Sep 06 Natiijada Dhamaadka Tartankii Cuslaa ee Dhexmaday Laanta Hawada & Xorgoble
Halkan ka dhageyso Taariikhda Warbaahinta SBC International
© Copyright  SBC International 2001-2010   All rights reserved        Powered by   Ramaas Software