Home   |  News archive   |  Profile  |  Contact us
            
 
SBC Online Somalia & World News
Bandhiga SBC
Kororso Aqoontaada
Nolosha Saxaabada
Deegaanka
Caafimaadka
Nabada & Xuquuqda
Haweenka
Fanka & Suugaanta
Waxbarashada
Xulka Wararka 24
Cayaaraha
 Allpuntland.com
Allsanaag.com
Alljubbaland
Aminarts.com
Abaaqaroow.
Afnugaal
Aayaha.com
Abaaji.com
Agabso.com
Aflax
Allwadani
Altaqwaa.com
AllSomali.com
BBC Soomaali
Biyokulule
Idamaale.com
Dayniile
Dhahar.com
Jamhuuriya
Gedonet.com
Godeynews.com
Golkhatumo.com
Hiiraan.com
HornAfrik Online
Hobyonet
Horseednet.net
Ramaas Software
Garowe Online
Radio Dalmar
SBC Online
Laasqoray.net
MarkaCadey.net
Mudug Online
Mudulood.com
Midnimo.com
Puntlandpost
Puntlandonline
Puntland Champer
Sscayn.com
Somalia Online
Somaali.com
Somalitalk
Somalitribune
Somaliweyn
Somaliland.org
Onkod.net
Widhwidh.com
Waayaha.NET
WardheerNews
Ufurow.com Boocame.com Allbari.com
 
Seychelles oo Maxkamad soo taagtay Burcad badeed Soomaali ah

Maxkamada sare ee Seychelles ayaa xarig toban sano ah ku xukuntay 11 soomaali ah kuwaas oo lagu eedeeyey in ay kulugu lahaayeen falal burcadbadeed ah.

Dadkan lagu soo eedeyey in ay yihin Burcad-badeed isla markaana waday falal Burcad-badeednimo ayaa maalintii shaley maxakamda kasoo hormuuqday.

Maxkamadda ayaa ku xukuntay 11 qof 10 sano oo xarig ah iyadoo 8 kamid ah 11 qof la sheegay in ay ku kaceen falal burcadbadeed ah halka 3-da kalana lagu eedeeyey in ay caawinayeen burcadbadeeda islamarkaana ay dhiirigelinayeen.

Maxkamadda ayaa bishii Maarso ee sanadkan bilawday dhageysiga dacwado ka dhan ah 11 rux oo burcad badeed Somali ah kuwaasoo ay soo qabteen ciidamada caalamiga ah ee ku sugan biyaha wadanka Somalia.

Dhowr jeer oo hore ayaa maxkamada Cadaalada ee Seychelles la horkeenay Rag Soomaali ah oo lagu eedeyey in ay yihin Burcad-badeed balse weli wax xukun ah laguma ridin oo waxaa dib loogu celiya xabsiyada lagu hayo.

Ilo xog ogaal ah ayaa kuwaramaya in 30 qof oo loo haysto falala burcadbadeed ay kujiraan xabsiyada Jasiiradda Seychelles iyadoo kuwa kalana oo loo qabtay Burcad badeed ay ku kala xiran yihiin wadamo fara badan oo caalamka ah, kuwaas oo aan weli maxkamad lasoo taagin.

Ustaad: C/xakiim Maxamed Cumar
SBC International- Monitoring



Dhageyso wararka iyo Barnaamijyada ka baxaya Studio-ga SBC International Si toos ah.
Dhageyso
Dhageyso wararka SBC International maalin walba
Subax 8:00-am Duhur 1:00-pm, Habeen 7:00-pm

English News
 Latest News
Sep 07 Boqorka Urdun iyo madaxweynaha Syria oo ka wada hadlaya xaalada Isreal falastiinyiinta.
Sep 07 Ruushka oo heshiisyo ganacsi oo dhinaca hubka ah la galaya Isreal
Sep 07 Maraykanka oo ka walaacsan warbixinada ay IAEA kasoo saarayso Nuclear-ka Iiraan.
Sep 06 Natiijada dhamaanta Tartankii Xaafadaha Israac Gaalkacyo & Goljano Waciye
Sep 06 Natiijada Dhamaadka Tartankii Cuslaa ee Dhexmaday Laanta Hawada & Xorgoble
Halkan ka dhageyso Taariikhda Warbaahinta SBC International
© Copyright  SBC International 2001-2010   All rights reserved        Powered by   Ramaas Software