Home   |  News archive   |  Profile  |  Contact us
            
 
SBC Online Somalia & World News
Bandhiga SBC
Kororso Aqoontaada
Nolosha Saxaabada
Deegaanka
Caafimaadka
Nabada & Xuquuqda
Haweenka
Fanka & Suugaanta
Waxbarashada
Xulka Wararka 24
Cayaaraha
 Allpuntland.com
Allsanaag.com
Alljubbaland
Aminarts.com
Abaaqaroow.
Afnugaal
Aayaha.com
Abaaji.com
Agabso.com
Aflax
Allwadani
Altaqwaa.com
AllSomali.com
BBC Soomaali
Biyokulule
Idamaale.com
Dayniile
Dhahar.com
Jamhuuriya
Gedonet.com
Godeynews.com
Golkhatumo.com
Hiiraan.com
HornAfrik Online
Hobyonet
Horseednet.net
Ramaas Software
Garowe Online
Radio Dalmar
SBC Online
Laasqoray.net
MarkaCadey.net
Mudug Online
Mudulood.com
Midnimo.com
Puntlandpost
Puntlandonline
Puntland Champer
Sscayn.com
Somalia Online
Somaali.com
Somalitalk
Somalitribune
Somaliweyn
Somaliland.org
Onkod.net
Widhwidh.com
Waayaha.NET
WardheerNews
Ufurow.com Boocame.com Allbari.com
 
Xaalad Degaanaasho oo saaka laga dareemayo duleedka Buuraleyda Gobolka Bari

Xaalada Goobihii shalay ay ku dagaalameen Ciidamada Puntland & Koox hubeysan oo ay dowladu sheegtay inay ka tirsan tahay Shabaabil Mujaahdiin kuwaasi oo ka amar qaata Wadada La yiraahdo Sheekh Atam ayaa saaka laga dareemayaa Degaanasho ka dib Dagaal Qasaare baahsan geystay oo halkasi ka dhacay

Sarkaal ka tirsan Ciidamada Puntland kana gaabsaday In magaciisa Saxaafada laga sheego ayaa sheegay in ciidamada Puntland ay ku jiraan Heegankii ugu sareeyay isaga oo sidoo kale xusay in Dagalkii shalay ay ka gaareen Guul sida Sarkaalkaasi hadalka u dhigaye

Goobihii shalay lagu dagaalamay ee Toga Sugure ayaa waxaa ka muuqanaya Raadka uu dagaalku reebay iyadoo weli goobtu ay tahay mid ay ka muuqato xiisada Dagaalka.

Inkasta Dowlada Puntland ay sheegtay in dagaalka ay ku qabtay maxaabiis farabadan islamarkaasina ay Kooxda la dagaalameysay ka dishay ku dhawaad 13 qof oo hubeysan hadana ma jirto wax war ah oo ka soo baxay Ciidamada la sheegay inay ku xiran yihiin Xarakada Alshabaab ee shalay dagaalka la galay Ciidamada Puntland taasi oo ay kaga warbixinayaan qasaaraha gaaray & kan ay geysteen

Xiriiro ay SBC International la sameysay Tuulada Karin oo aan si aad ah uga fogeyn goobta lagu dagaalamayay ayaa goobjoogayaal ku sugan waxay u sheegeen warqabadka SBC in saaka ay daremeeyaan Degaanaasho wallow maalintii shalay halkaasi si aad ah looga maqlayay Daryanka madaafiicta & Rasaasta ay isweydaarsanayeen Dhinacyada Dagaalamayay

Dadka Degan Tuulooyinka ku dherraran wadada Laamiga ayaa sheegay inaysan Shalay wadadaasi soo marin gadiidkii faraha Badnaa ee wadaadaas isticmaalijiray wallow aysan jirin amar ka soo baxay dowlada oo wadadaasi lagu xiray inkasta oo uu Maamulka Gobolka Bari u sheegay SBC in Wadada Laamiga laga sameyay goobo Baaris oo aad u farabadan

Inkasta oo xaalada Saaka laga dareemayo Goobaha lagu dagaalamay degaanasho hadan waxaa xilli kasta la filan karaan dagaal dhexmara Labada Dhinaca bacdamaa ay ku sugan yihiin goobihii ay horey ugu dagaalameen meel u muuqata taasi oo dhalin karta Dagaal hor leh

Dhinaca kale waxaa shalay gelinkii danbe aas wadareed loo aasay ciidamadii Puntland & koxihii ka soo horjeeday ee ku dhintay Dagaalkii ka dhacay Duleedka Tuulada Karin gaar ahaan toga sugure oo 2-Km u jira Tuulada Karin sida ay sheegeen Masuuliyiin ka tirsan Maamulka Puntland.

SBC International Monitoring



Dhageyso wararka iyo Barnaamijyada ka baxaya Studio-ga SBC International Si toos ah.
Dhageyso
Dhageyso wararka SBC International maalin walba
Subax 8:00-am Duhur 1:00-pm, Habeen 7:00-pm

English News
 Latest News
Sep 07 Boqorka Urdun iyo madaxweynaha Syria oo ka wada hadlaya xaalada Isreal falastiinyiinta.
Sep 07 Ruushka oo heshiisyo ganacsi oo dhinaca hubka ah la galaya Isreal
Sep 07 Maraykanka oo ka walaacsan warbixinada ay IAEA kasoo saarayso Nuclear-ka Iiraan.
Sep 06 Natiijada dhamaanta Tartankii Xaafadaha Israac Gaalkacyo & Goljano Waciye
Sep 06 Natiijada Dhamaadka Tartankii Cuslaa ee Dhexmaday Laanta Hawada & Xorgoble
Halkan ka dhageyso Taariikhda Warbaahinta SBC International
© Copyright  SBC International 2001-2010   All rights reserved        Powered by   Ramaas Software