Home   |  News archive   |  Profile  |  Contact us
            
 
SBC Online Somalia & World News
Bandhiga SBC
Kororso Aqoontaada
Nolosha Saxaabada
Deegaanka
Caafimaadka
Nabada & Xuquuqda
Haweenka
Fanka & Suugaanta
Waxbarashada
Xulka Wararka 24
Cayaaraha
 Allpuntland.com
Allsanaag.com
Alljubbaland
Aminarts.com
Abaaqaroow.
Afnugaal
Aayaha.com
Abaaji.com
Agabso.com
Aflax
Allwadani
Altaqwaa.com
AllSomali.com
BBC Soomaali
Biyokulule
Idamaale.com
Dayniile
Dhahar.com
Jamhuuriya
Gedonet.com
Godeynews.com
Golkhatumo.com
Hiiraan.com
HornAfrik Online
Hobyonet
Horseednet.net
Ramaas Software
Garowe Online
Radio Dalmar
SBC Online
Laasqoray.net
MarkaCadey.net
Mudug Online
Mudulood.com
Midnimo.com
Puntlandpost
Puntlandonline
Puntland Champer
Sscayn.com
Somalia Online
Somaali.com
Somalitalk
Somalitribune
Somaliweyn
Somaliland.org
Onkod.net
Widhwidh.com
Waayaha.NET
WardheerNews
Ufurow.com Boocame.com Allbari.com
 
Xarakada Alshabaab oo sheegtay in ay Weerartay Madaxtoyada Soomaaliya

Afhayeenka Xarakada Shabaab Almujaahidiin oo shir Jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa waxaa uu sheegay in xoogaga mujaahidiinta Alshabaab ay weerar ku qaadeen xarunta Madaxtooyada Dalka Soomaaliya ee Magaalada Muqdisho.

Waxaa uu afhayeenka Xarakada Shabaab Sh Cali Dheere sheegay in ciidamada Xarakadu ay 4ta Wajah ka soo galeen Xarunta madaxtooyada Vila Somalia kaas oo ay agagaarihiisa kula dagaalameen ciidamada Madaxtooyada iyo kuwa Amisom ee Halkaasi ilaashada sida uu hadalka u dhigay, waxaana uu intaasi ku daray in ay khasaare u geysteen ciidamada DKMG ayna guulo ka soo hoyeen.

Afhayeenka ayaa intasi raaciyay In mujaahidiinta Xarakada Alshabaab ay duulaamo ay ku qaadi doonaan goobaha ay ciidamada DKMG iyo kuwa Amisom ay ku sugan yihiin kuwaas oo ay ka eryi doonaan gaalada soo duushay sida uu hadalka u dhigay.

Si kasyaba ha ahatee hadalka ka soo yeeray Afhayeenka Xarakada Shabaab Almujaahidiin ayaa waxaa uu ku soo aadayaa xili waqoojiga Magaalada Muqdisho ay ka soconayan dagaalo xoogan oo la isku adeegsanayo hubka Cul culus waxaana mar uu ka hadlayay Sheegay in ay dagaal adag kula jiraan ciidamada Dowlada KMG ah .

Maxamed Xaaji Xasan
SBC International- Muqdisho.



Dhageyso wararka iyo Barnaamijyada ka baxaya Studio-ga SBC International Si toos ah.
Dhageyso
Dhageyso wararka SBC International maalin walba
Subax 8:00-am Duhur 1:00-pm, Habeen 7:00-pm

English News
 Latest News
Sep 09 Reysul wazaare shermarke oo afur usameeyay xilibaano kusugan Nairobi.
Sep 09 Diyaaradaha basaaska Maraykanka oo duqaymo ka gaystay Pakistan.
Sep 09 Dowlada Yemen oo xoojisay ciidamadeeda dagaalka kula jira Al qacidad wadankaasi.
Sep 09 Madaxweynaha Nijeria oo isku shaandhayn ku sameeyay Saraakiisha ciidamada
Sep 08 Guriga Gudoomiyaha Deg Guriceel oo Xalay lala eegtay Qaraxyo
Halkan ka dhageyso Taariikhda Warbaahinta SBC International
© Copyright  SBC International 2001-2010   All rights reserved        Powered by   Ramaas Software