Home   |  News archive   |  Profile  |  Contact us
            
 
SBC Online Somalia & World News
Bandhiga SBC
Kororso Aqoontaada
Nolosha Saxaabada
Deegaanka
Caafimaadka
Nabada & Xuquuqda
Haweenka
Fanka & Suugaanta
Waxbarashada
Xulka Wararka 24
Cayaaraha
 Allpuntland.com
Allsanaag.com
Alljubbaland
Aminarts.com
Abaaqaroow.
Afnugaal
Aayaha.com
Abaaji.com
Agabso.com
Aflax
Allwadani
Altaqwaa.com
AllSomali.com
BBC Soomaali
Biyokulule
Idamaale.com
Dayniile
Dhahar.com
Jamhuuriya
Gedonet.com
Godeynews.com
Golkhatumo.com
Hiiraan.com
HornAfrik Online
Hobyonet
Horseednet.net
Ramaas Software
Garowe Online
Radio Dalmar
SBC Online
Laasqoray.net
MarkaCadey.net
Mudug Online
Mudulood.com
Midnimo.com
Puntlandpost
Puntlandonline
Puntland Champer
Sscayn.com
Somalia Online
Somaali.com
Somalitalk
Somalitribune
Somaliweyn
Somaliland.org
Onkod.net
Widhwidh.com
Waayaha.NET
WardheerNews
Ufurow.com Boocame.com Allbari.com
 
Police-ka DKMG ah oo Qabtay Hub iyo Dress Ciidan oo lagu waday Cirtoogte

Afhayeenka Ciidamada Police-ka Dowlada KMG ah ee Soomaaliya  C/laahi Xasan Bariise ayaa kulan saxaafadeed oo uu goor dhow u qabtay waxaa uu ku soo bandhigay Hub isugu jira qoryaha Fud fudud iyo kan Cul culus iyo weliba Dress-ka Ciidamada DKMG ah kuwoodii hore ay u sidan jireen kuwaas oo uu sheegay in lagu doonayay in loo gudbiyo xoogaga islaamiyiinta si ay ciidamada Dowlada isugu ekeysiiyaan .

Hubkan ay dowladu soo qabatay ayaa waxaa uu ku sii deeyay sida uu Afhayeenku sheegay suuqa Cirtoogte ee  Bakaaraha Magaalada Muqdisho islamarkaana ay baxadeen kooxihii siday .

Inkastoo Afhayeenka ciidamada Police-ka DKMG ah uusan carabaabin dadkaasi cida ay ahaayeen ayaa hadana waxaa la aamin san yahay in ay ka mid yihiin dowlada kMG ah ee Soomaaliya Amaba ay la shaqeeyaan saasna ay ugu suurto gashay in hubkan gacanta lagu dhigo.

Dhinaca kale Maalintii 3aad ayaa magaalada muqdisho waxaa ka dhacaya waqooyigeeda dagaalo xoogan oo u dhaxeeya Ciidamada Dowlada iyo kuwa Amisom oo isgarabsanaya iyo weliba xoogaga islaamiyiinta ah ee Alshabaab iyo Xisbul islaam.

Waxaana la isku adeegsanayaa hubka noocyadiisa kala duwan iyadoo madaafiicyo xoogan oo lagu duqeynayo deegaanada qaar ee Muqdisho waxaana ka dhashay khasaare naf iyo maalba leh.

Inta la ogyahay ayaa waxaa dagaalkan siyaabo kala duwan ugu geeriyooday dadyow kor u dhaafaya 15Qof kuwaas oo ay haleeshay madaafiic duqeyn ah iyo hubka cul culus oo la isku adeegsanayay.

Maxamed Xaaji Xasan Abuukar
SBC International- Muqdisho



Dhageyso wararka iyo Barnaamijyada ka baxaya Studio-ga SBC International Si toos ah.
Dhageyso
Dhageyso wararka SBC International maalin walba
Subax 8:00-am Duhur 1:00-pm, Habeen 7:00-pm

English News
 Latest News
Sep 09 Reysul wazaare shermarke oo afur usameeyay xilibaano kusugan Nairobi.
Sep 09 Diyaaradaha basaaska Maraykanka oo duqaymo ka gaystay Pakistan.
Sep 09 Dowlada Yemen oo xoojisay ciidamadeeda dagaalka kula jira Al qacidad wadankaasi.
Sep 09 Madaxweynaha Nijeria oo isku shaandhayn ku sameeyay Saraakiisha ciidamada
Sep 08 Guriga Gudoomiyaha Deg Guriceel oo Xalay lala eegtay Qaraxyo
Halkan ka dhageyso Taariikhda Warbaahinta SBC International
© Copyright  SBC International 2001-2010   All rights reserved        Powered by   Ramaas Software