Home   |  News archive   |  Profile  |  Contact us
            
 
SBC Online Somalia & World News
Bandhiga SBC
Kororso Aqoontaada
Nolosha Saxaabada
Deegaanka
Caafimaadka
Nabada & Xuquuqda
Haweenka
Fanka & Suugaanta
Waxbarashada
Xulka Wararka 24
Cayaaraha
 Allpuntland.com
Allsanaag.com
Alljubbaland
Aminarts.com
Abaaqaroow.
Afnugaal
Aayaha.com
Abaaji.com
Agabso.com
Aflax
Allwadani
Altaqwaa.com
AllSomali.com
BBC Soomaali
Biyokulule
Idamaale.com
Dayniile
Dhahar.com
Jamhuuriya
Gedonet.com
Godeynews.com
Golkhatumo.com
Hiiraan.com
HornAfrik Online
Hobyonet
Horseednet.net
Ramaas Software
Garowe Online
Radio Dalmar
SBC Online
Laasqoray.net
MarkaCadey.net
Mudug Online
Mudulood.com
Midnimo.com
Puntlandpost
Puntlandonline
Puntland Champer
Sscayn.com
Somalia Online
Somaali.com
Somalitalk
Somalitribune
Somaliweyn
Somaliland.org
Onkod.net
Widhwidh.com
Waayaha.NET
WardheerNews
Ufurow.com Boocame.com Allbari.com
 
Gargaarka cuntada UN-ka ee Soomaaliya oo la musuq maasuqo.

Waxaa warbixin UN-ka kasoo baxday oo ku aadan xaalada gargaarka cunto ee Soomaaliya lagu sheegay in la musuq maasuqo oo lakala iibsado xiliga la geeyo gargaarka Soomaaliya,iyadoona ay kooxo dulaaliin ah kala iib sadaan iyaga oo aan gaarsiinayn dadkii baahnaa ee loogu talagalay in la gaarsiiyo.

Warbixinta UN-ka Soomaaliya ayaa sheegtay in qaar ka tirsan dadka heshiiska cunto gaynta Soomaaliya hay ada WFP la gasho iyo saraakiil kale oo Soomaali ah ay iska kaashadaan leexsiga cuntada iyagoona si sharci daro ah ku iibsanaya cuntada gargaar ahaanta loo gaarsiinayo kumanaanka kun eek u dhibaataysan Soomaaliya.

Musuq maasuqa lagu hayo cuntada qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa ah mid sida ay war bixintu xusayso ay qeyb ka yihiin qaar ka tirsan shaqaalaha hay ada WFP ee jooga Soomaaliya kuwaas oo lacago aan qiimahooda la cayimin ka siista ganacsata Soomaali ah oo ka baayac mushtara cuntada gargaar ahaanta loo gaarsiinaya Soomaaliya.

Warbixinta UN-ka ee gargaarka cunto ee Soomaaliya oo ah mid aan si toos ah loo shaacin ayaa qaramada Midoobay waxaa ay warbixinteeda kala kaashatay dad ku sugan gudaha Soomaaliya iyo dibadeedaba.

Ma aha markii ugu horeeyay oo la shaaciyo in ay jiraan musuq maasuq lagu sameeyo gargaarka cunto ee Soomaaliya,iyadoona horay ay banaabaxyo uga sameeyeen qaxooti ku dhaqan ceelasha biyaha cunooyin loogu talagay oo lagu iibsaday gudaha magaalada Muqdisho.

 

Xuseen Xuska
SBC International- Monitoring



Dhageyso wararka iyo Barnaamijyada ka baxaya Studio-ga SBC International Si toos ah.
Dhageyso
Dhageyso wararka SBC International maalin walba
Subax 8:00-am Duhur 1:00-pm, Habeen 7:00-pm

English News
 Latest News
Sep 09 Reysul wazaare shermarke oo afur usameeyay xilibaano kusugan Nairobi.
Sep 09 Diyaaradaha basaaska Maraykanka oo duqaymo ka gaystay Pakistan.
Sep 09 Dowlada Yemen oo xoojisay ciidamadeeda dagaalka kula jira Al qacidad wadankaasi.
Sep 09 Madaxweynaha Nijeria oo isku shaandhayn ku sameeyay Saraakiisha ciidamada
Sep 08 Guriga Gudoomiyaha Deg Guriceel oo Xalay lala eegtay Qaraxyo
Halkan ka dhageyso Taariikhda Warbaahinta SBC International
© Copyright  SBC International 2001-2010   All rights reserved        Powered by   Ramaas Software