Home   |  News archive   |  Profile  |  Contact us
            
 
SBC Online Somalia & World News
Bandhiga SBC
Kororso Aqoontaada
Nolosha Saxaabada
Deegaanka
Caafimaadka
Nabada & Xuquuqda
Haweenka
Fanka & Suugaanta
Waxbarashada
Xulka Wararka 24
Cayaaraha
 Allpuntland.com
Allsanaag.com
Alljubbaland
Aminarts.com
Abaaqaroow.
Afnugaal
Aayaha.com
Abaaji.com
Agabso.com
Aflax
Allwadani
Altaqwaa.com
AllSomali.com
BBC Soomaali
Biyokulule
Idamaale.com
Dayniile
Dhahar.com
Jamhuuriya
Gedonet.com
Godeynews.com
Golkhatumo.com
Hiiraan.com
HornAfrik Online
Hobyonet
Horseednet.net
Ramaas Software
Garowe Online
Radio Dalmar
SBC Online
Laasqoray.net
MarkaCadey.net
Mudug Online
Mudulood.com
Midnimo.com
Puntlandpost
Puntlandonline
Puntland Champer
Sscayn.com
Somalia Online
Somaali.com
Somalitalk
Somalitribune
Somaliweyn
Somaliland.org
Onkod.net
Widhwidh.com
Waayaha.NET
WardheerNews
Ufurow.com Boocame.com Allbari.com
 
Duqeymo ka dhacay Galabta Muqdisho oo sababat Dhimasho Dad farabadan

Sida ay wararku nugu soo gaarayaan duqeymo galabta ka dhacay Magaalada Muqdisho xarunta dalka Soomaaliya ayaa waxaa ay geysatay dhimasho ka badan 30 Qof halka ay ku dhaawacmeyn dad kor u dhaafaya 85Qof inta la shaaciyay, waxaanay dadkaasi yihiin rayid ah.

waxaa sida la sheegay Duqeyntani ay ka dhacday Degmooyinka Yaaqshiid, Kaaraan, C/casiis iyo deegaanada hoostaga waxaana sida la hubo geystay Ciidamada Midowga Afriga ee Amisom, iyadoo ay ka dambeysay markii dagaalo ay ka dheceen deegaanadaas saaka iyo gelinkii dambe ee Maantaba.

Saraakiil caafimaaf oo ku sugan goobaha Caafimaadka ee la gaarsiiyay Dadka rayidka ah ee dhimashada iyo Dhaawucuba Soogaartay sida isbitalka keysaley ayaa noo xaqiijiyay in ay ilaa iyo iminka soo gaarayaan dad ku soo waxyeeloobay Duqeymaha Madaafiic ee galabta ka dhacday magaalada Muqdisho.

Sikastoo ay ahataba waxaa ay iminka xaalada Muqdisho tahay mid isku dhexyaacsan iyadoo dadyow badan oo dhaawac iyo dhimasho isugu jirana la geynayo goobaha Caafimaad ee Magaalada Muqdisho,

Waxaana waxii faah faahin oo ku soo kordha aad kala socondoontaan wararkayaga Dambe.

SBC International News Desk



Dhageyso wararka iyo Barnaamijyada ka baxaya Studio-ga SBC International Si toos ah.
Dhageyso
Dhageyso wararka SBC International maalin walba
Subax 8:00-am Duhur 1:00-pm, Habeen 7:00-pm

English News
 Latest News
Sep 03 G. Mitchel"Wadahadalada ugu horeya ee Falastin & Israel waxay ku dhamaadeen guul"
Sep 03 Xamaas oo sheegtay in ay laba jibaarayso dagaalka ka dhanka ah Sahyooniyada.
Sep 02 Qori Tuurka iyo Isku Aadka 6da Xaafadood ee soo Gudbay oo Caawa dhacay
Sep 02 UN-ka oo ka dayriyay xaalada haweenka Congo ee ay Mucaaradku kufsanayan
Sep 02 Obama oo ugu baaqay madaxda Falastiin iyo Isreal in ay ka faa iideystaan fursada..
Halkan ka dhageyso Taariikhda Warbaahinta SBC International
© Copyright  SBC International 2001-2010   All rights reserved        Powered by   Ramaas Software