Home   |  News archive   |  Profile  |  Contact us
            
 
SBC Online Somalia & World News
Bandhiga SBC
Kororso Aqoontaada
Nolosha Saxaabada
Deegaanka
Caafimaadka
Nabada & Xuquuqda
Haweenka
Fanka & Suugaanta
Waxbarashada
Xulka Wararka 24
Cayaaraha
 Allpuntland.com
Allsanaag.com
Alljubbaland
Aminarts.com
Abaaqaroow.
Afnugaal
Aayaha.com
Abaaji.com
Agabso.com
Aflax
Allwadani
Altaqwaa.com
AllSomali.com
BBC Soomaali
Biyokulule
Idamaale.com
Dayniile
Dhahar.com
Jamhuuriya
Gedonet.com
Godeynews.com
Golkhatumo.com
Hiiraan.com
HornAfrik Online
Hobyonet
Horseednet.net
Ramaas Software
Garowe Online
Radio Dalmar
SBC Online
Laasqoray.net
MarkaCadey.net
Mudug Online
Mudulood.com
Midnimo.com
Puntlandpost
Puntlandonline
Puntland Champer
Sscayn.com
Somalia Online
Somaali.com
Somalitalk
Somalitribune
Somaliweyn
Somaliland.org
Onkod.net
Widhwidh.com
Waayaha.NET
WardheerNews
Ufurow.com Boocame.com Allbari.com
 
Xubin ku Aadan Dhaqaalaha iyo Sicirka suuqyada Dalka iyo Caalamkaba

Kala soco Website-ka SBC maalin kasta halka uu maraya sarifka lacagaha qalaad, sicirka maciishada daruuriga,sharaabka iyo dhaqaalaha caalamka ee ugu dambeeyay oo lagu soo bandhigo suuqyada caalamka iyo warbaahintaba.

Xubinta dhaqaalaha dalka.

Sarifka lacagaha qalaad ee magaalada bosaso.

Sarifka 100$ doolar       gacanta hore        3250,000  shiling
Sarifka 100$ doolar        gacanta dambe    3280,000
Sarifka 100   Riyalka       gacanta hore          780,000
Sarifka 100 Riyalka        gacanta dambe       800,000
Sarifka  100 Birta           gacanta hore           220,000
Sarifka 100 Birta          gacanta dambe          240,000.

Qiimaha maciishada daruuriga ah ee magaalada bosaso.

Qiimaha kiishka burka                         21         $
Qiimaha kiishka sonkarta                     40       $   
Qiimaha kiishka bariiska                      25    $
Qiimaha kartoonka saliida                    21       $
Qiimaha kartoonka baastada Rosa       7       $
Qiimaha kartoonka Omada                   9.5         $

Qiimaha sharaabka magaalada bosaso.

Faantada ayaa waxaa ay ahayd               8       $
Saban ab ayaa waxaa ay ahayd              7.9     $
Shaanida ayaa waxaa ay ahayd                7.6      $
Maangada ayaa waxaa ay ahayd               7.8     $
Raanida    ayaa waxaa ay ahayd                6.7      $
Biibsiga   ayaa  waxaa ay ahayd                  8.4 $
Seytuunka ayaa waxaa ay ahayd               7.6    $
Koka kola ayaa waxaa  ay  ahayd                 7.6      $
Biyha Jiimada ayaa waxaa ay ahayd.           5.8  $

               Dhanka qudaarta hadii aynu eegno

Kiilada yaanyada 35 kun sh soomali
Kiilada baradhada 20 kun sh soomali
Kiilada basasha 13 kun sh soomali
Kiilada xawaashka 80 kun sh soomali
Kiilada toonta  90  kun sh soomali
Kii kiilada kabsarcaleenta 15 kun sh soomalia
kiilada barbaroonida 30 kun sh soomali

Maxamuud Cali Jaamac ( Qalas)
SBC International Bussines News Disk.



Dhageyso wararka iyo Barnaamijyada ka baxaya Studio-ga SBC International Si toos ah.
Dhageyso
Dhageyso wararka SBC International maalin walba
Subax 8:00-am Duhur 1:00-pm, Habeen 7:00-pm

English News
 Latest News
Sep 03 G. Mitchel"Wadahadalada ugu horeya ee Falastin & Israel waxay ku dhamaadeen guul"
Sep 03 Xamaas oo sheegtay in ay laba jibaarayso dagaalka ka dhanka ah Sahyooniyada.
Sep 02 Qori Tuurka iyo Isku Aadka 6da Xaafadood ee soo Gudbay oo Caawa dhacay
Sep 02 UN-ka oo ka dayriyay xaalada haweenka Congo ee ay Mucaaradku kufsanayan
Sep 02 Obama oo ugu baaqay madaxda Falastiin iyo Isreal in ay ka faa iideystaan fursada..
Halkan ka dhageyso Taariikhda Warbaahinta SBC International
© Copyright  SBC International 2001-2010   All rights reserved        Powered by   Ramaas Software