Home   |  News archive   |  Profile  |  Contact us
            
 
SBC Online Somalia & World News
Bandhiga SBC
Kororso Aqoontaada
Nolosha Saxaabada
Deegaanka
Caafimaadka
Nabada & Xuquuqda
Haweenka
Fanka & Suugaanta
Waxbarashada
Xulka Wararka 24
Cayaaraha
 Allpuntland.com
Allsanaag.com
Alljubbaland
Aminarts.com
Abaaqaroow.
Afnugaal
Aayaha.com
Abaaji.com
Agabso.com
Aflax
Allwadani
Altaqwaa.com
AllSomali.com
BBC Soomaali
Biyokulule
Idamaale.com
Dayniile
Dhahar.com
Jamhuuriya
Gedonet.com
Godeynews.com
Golkhatumo.com
Hiiraan.com
HornAfrik Online
Hobyonet
Horseednet.net
Ramaas Software
Garowe Online
Radio Dalmar
SBC Online
Laasqoray.net
MarkaCadey.net
Mudug Online
Mudulood.com
Midnimo.com
Puntlandpost
Puntlandonline
Puntland Champer
Sscayn.com
Somalia Online
Somaali.com
Somalitalk
Somalitribune
Somaliweyn
Somaliland.org
Onkod.net
Widhwidh.com
Waayaha.NET
WardheerNews
Ufurow.com Boocame.com Allbari.com
 
Midowga Yurub oo Yemen ka dalbanaya in ay caabiso muhaajiriinta Afrikaanka ah

Sarkaal ka tirsan madaxda Midowga Yurub ee wadanka Yemen ayaa ka dalbaday dowlada Yemen in ay xakamayso tirada Muhaajiriinta Afrikaanka ah ee wadankeeda soo galaya,xili ay sii kor dhayaan muhaajiriinta Afrikaanka ah ee soo galaya wadanaasi.

Silky Nekoly oo ah madaxa Midowga Yurub ee Yemen ayaa waxaa uu kulan maalinimadii shalay ka dhacay wadanka Yemen oo looga hadlayay siyaasada muhaajiriinta ee dowlada Yemen ka sheegay in ay ka gacan siinayaan dowlada Sanca xakmaynta muhaajiriinta Afrikaanka ee dhinaca bada cas kasoo galaya wadankaasi.

Wasiirka dejinta qaxootiga Yemen Axmed Musaacid Xuseyn ayaa ka isaguna kulankaasi ka sheegay in ay intii awoodooda ah ay caabiyeen qaxootigaas kuwaas oo inta badan qaar kood ay ku celiyeen wadankooda.

Musaacid waxaa uu sheegay in ay gaarayaan qaxootiga Afrikaanka ah ee haatan ay tiradooda hayaan 800,000 kuwaas oo inta ugu badan ay ka yimaadeen wadanka Soomaaliya oo ay ka jiraan dagaalo mudo 20 sano ku dhow ka soconayay wadankaasi.

Inta badan Afrikaanka aan soomaali ad ahayn waxaa ay tahriib ahaan uga soo galaan xeebaha Soamaaliya iyaga oo ku milmay soomaalida qaarkoodna ay ku hadlayaan afka soomaaliga,waxaana sida uu musaacid sheegay ay haatan wadaan kala shaandhayn qaxootiga 800,000 gaaraya ee haatan ku sugan wadankaasi.

Qaxootiga soomaalida eek u sugan wadanka Yemen,waxaa mudooyinkii ugu dambeeyay jiray kala soocid dhexdooda ah,iyadoona sida ay ilawareedyo xog ogaal ahpoo ku sugan wadankaasi shaagayaan look ala qaybinayay qaxootiga koonfurta Soomaaliya ka yimid iyo kuwa gobolada kale ee xasiloon kayimid.

Xuseen Xuska
SBC International- Monitoring



Dhageyso wararka iyo Barnaamijyada ka baxaya Studio-ga SBC International Si toos ah.
Dhageyso
Dhageyso wararka SBC International maalin walba
Subax 8:00-am Duhur 1:00-pm, Habeen 7:00-pm

English News
 Latest News
Sep 07 Boqorka Urdun iyo madaxweynaha Syria oo ka wada hadlaya xaalada Isreal falastiinyiinta.
Sep 07 Ruushka oo heshiisyo ganacsi oo dhinaca hubka ah la galaya Isreal
Sep 07 Maraykanka oo ka walaacsan warbixinada ay IAEA kasoo saarayso Nuclear-ka Iiraan.
Sep 06 Natiijada dhamaanta Tartankii Xaafadaha Israac Gaalkacyo & Goljano Waciye
Sep 06 Natiijada Dhamaadka Tartankii Cuslaa ee Dhexmaday Laanta Hawada & Xorgoble
Halkan ka dhageyso Taariikhda Warbaahinta SBC International
© Copyright  SBC International 2001-2010   All rights reserved        Powered by   Ramaas Software