Home   |  News archive   |  Profile  |  Contact us
            
 
SBC Online Somalia & World News
Bandhiga SBC
Kororso Aqoontaada
Nolosha Saxaabada
Deegaanka
Caafimaadka
Nabada & Xuquuqda
Haweenka
Fanka & Suugaanta
Waxbarashada
Xulka Wararka 24
Cayaaraha
 Allpuntland.com
Allsanaag.com
Alljubbaland
Aminarts.com
Abaaqaroow.
Afnugaal
Aayaha.com
Abaaji.com
Agabso.com
Aflax
Allwadani
Altaqwaa.com
AllSomali.com
BBC Soomaali
Biyokulule
Idamaale.com
Dayniile
Dhahar.com
Jamhuuriya
Gedonet.com
Godeynews.com
Golkhatumo.com
Hiiraan.com
HornAfrik Online
Hobyonet
Horseednet.net
Ramaas Software
Garowe Online
Radio Dalmar
SBC Online
Laasqoray.net
MarkaCadey.net
Mudug Online
Mudulood.com
Midnimo.com
Puntlandpost
Puntlandonline
Puntland Champer
Sscayn.com
Somalia Online
Somaali.com
Somalitalk
Somalitribune
Somaliweyn
Somaliland.org
Onkod.net
Widhwidh.com
Waayaha.NET
WardheerNews
Ufurow.com Boocame.com Allbari.com
 
Shirkada golis oo Maanta shaacisay Qiimo dhimis horleh oo ay Sameysay

Waxaa maanta shir Jaraa’id ku qabtay xarunta shirkada Golis telcom somalia masuuliyiinta sar sare ee shirkadaasi, waxaana ujeedada shirkani uu ahaa mid lagu soo bandhigayay qiimo dhimis lagu sameyay Qiimaha ay ay ku hadalayaan 27 magalo oo ku yaal Puntland kuwaasi oo dhamaantood isku wici doono 2.4 cent, daqiiqadii,

Madaxa xiriirka caalamiga ah ee shirkada golis Faarax xaaji mire ayaa sheegay in ay arintani ku timid ka dib markii ay tixgaliyeen duruufaha haysta deeganada ay shirkada qondaysay Qiima badalkaan,

Madaxa xiriirka caalamiga ah ee shirkada golis Faarax xaaji mire.

Ka dib ay go’aansantay in macaamisheeda wax ka badasho qaabka ay isku wacayaan waxaana uu sheegay faarax xaaji mire in ay haatan tahay arintani qiima badalka ah mid si weyn wax uga taraya habka iswacida macaamisha shirkada Golis Telcom ee jooga deeganadan haatan lagu sameyay Qiima dhimista,

Sidoo kale madaxa xiriirka dadweynaha ee shirkada Golis Faarax xaaji Mirre ayaa intaasi raaciyay in qiimaha Gudaha ama Local-ka ee Landlin-ka shirkada Golis Telcom iyana wax laga badalay waxaana uu sheegay in ay ka dhigeen qiimaha cusub 1.8cent, daqiiqadii, Halkii uu horey u horey ka ahaa 2 cent, waxana macmiilku ku wacayo lineka iyo mobelka shirkada Golis Telcom somalia,

Waxaa sidoo kale halkaasi ka hadlay madaxa suuq gaynta ee shirkada Golis  Telcom Cumar Ciise Maxmed (Cumar Faaruuq) oo isagu ka warbixiyay hab cusub oo SMS-ka shirkada golis loo isticmaalayo waxaanu Yiri:

Cumar Ciise Maxmed (Cumar Faaruuq) madaxa suuq gaynta ee shirkada Golis  Telecom

“madama laga dhigay SMS-ka lacag shirkadu iyadoo baahida macaamisheeda tixgalineysa waxay go’aansatay in loo sameyo macaamisha Free SMS maalintii 2 jeer kaasi oo macmiilku ku dalban karo wicid ama dalbasho gurmad deg deg ah”

ugu danbentii waxaa ka mid ah meelaha afka uu ku dhuftay waxaa ka mid ahaa magaloyinka Caluula,Baargaal, xaafuun, Bursaalax,Baran,hadaaftimo, iyo deegaano badan oo ka mid ah deeganada ay ka howl gasho shirkada Golis Telcom somalia

waxaana la filiyaa in wax weyn ka tari doonto dadka degen deeganadaasi qiimo badalkan ay haatan ku dhawaaqday shirkada golis

Mohamed A rashiid
SBC International- Boosaaso



Dhageyso wararka iyo Barnaamijyada ka baxaya Studio-ga SBC International Si toos ah.
Dhageyso
Dhageyso wararka SBC International maalin walba
Subax 8:00-am Duhur 1:00-pm, Habeen 7:00-pm

English News
 Latest News
Sep 07 Boqorka Urdun iyo madaxweynaha Syria oo ka wada hadlaya xaalada Isreal falastiinyiinta.
Sep 07 Ruushka oo heshiisyo ganacsi oo dhinaca hubka ah la galaya Isreal
Sep 07 Maraykanka oo ka walaacsan warbixinada ay IAEA kasoo saarayso Nuclear-ka Iiraan.
Sep 06 Natiijada dhamaanta Tartankii Xaafadaha Israac Gaalkacyo & Goljano Waciye
Sep 06 Natiijada Dhamaadka Tartankii Cuslaa ee Dhexmaday Laanta Hawada & Xorgoble
Halkan ka dhageyso Taariikhda Warbaahinta SBC International
© Copyright  SBC International 2001-2010   All rights reserved        Powered by   Ramaas Software