Home   |  News archive   |  Profile  |  Contact us
            
 
SBC Online Somalia & World News
Bandhiga SBC
Kororso Aqoontaada
Nolosha Saxaabada
Deegaanka
Caafimaadka
Nabada & Xuquuqda
Haweenka
Fanka & Suugaanta
Waxbarashada
Xulka Wararka 24
Cayaaraha
 Allpuntland.com
Allsanaag.com
Alljubbaland
Aminarts.com
Abaaqaroow.
Afnugaal
Aayaha.com
Abaaji.com
Agabso.com
Aflax
Allwadani
Altaqwaa.com
AllSomali.com
BBC Soomaali
Biyokulule
Idamaale.com
Dayniile
Dhahar.com
Jamhuuriya
Gedonet.com
Godeynews.com
Golkhatumo.com
Hiiraan.com
HornAfrik Online
Hobyonet
Horseednet.net
Ramaas Software
Garowe Online
Radio Dalmar
SBC Online
Laasqoray.net
MarkaCadey.net
Mudug Online
Mudulood.com
Midnimo.com
Puntlandpost
Puntlandonline
Puntland Champer
Sscayn.com
Somalia Online
Somaali.com
Somalitalk
Somalitribune
Somaliweyn
Somaliland.org
Onkod.net
Widhwidh.com
Waayaha.NET
WardheerNews
Ufurow.com Boocame.com Allbari.com
 
Xisbul Islaam "Waan soo dhaweyneynaa Hadalka ka soo yeeray Nigeria"

Saraakiisha ururka Xisbul islaam oo ka taliya qeybo ka mid ah Magaalada Muqdisho iyo gobolada qaar ee Konfurta Dalka ayaa markii ugu horeysay soo dhaweeyay hadal ka soo baxay Dowlada Naigeriya oo ahaa in aanay Ciidamo u soo direyn dalkan Soomaaliya .

Xog hayaha dhanka Warfaafinta ururka Xisbul islaam Sh Maxamed Macalin oo maanta Saxaafada kula hadlayay Magaalada Muqdisho ayaa arimahaasi ku tilmaamay mid ay siweyn u soo dhaweynayaan ka xisbul islaam ahaan hadalka Dowlada Nigeriya ay ku sheegtay in aysan ciidamo ugu soo direyn gudaha Dalkan Soomaalia.

Waxaase madaxa warfaafinta Xisbul islaam uu dhaliilay Dowlada Jabuuti gaar ahaan Madaxweyneheeda Ismaacil Cumar Geele isagoo ku sheegay in uu yahay nin doonaya in uu kala ququbo umada Soomaaliyeed, kagana digay in uu ciidan ka socda keeno gudaha dalkan.

Sidoo kale Sh Maxamed Macalin waxaa uu hadalka uu siiyay Saxaafada kaga codsaday Shacabka ku dhaqan dhamaan Deegaanada ay ka arimiyaan in ay maalinimada Jimcaha ah ka soo qeyb galaan banaanbaxyo ka dhan ah dhaq dhaqaaqyada Amisom, gaar ahaan shacabka tabaaleysan ee ku dhaqan goobaha deegaanada ay iyagu ka arimiyaan

Si kastaba ha ahaatee ma ahan markii ugu horeysay oo ay ururka xisbul islaamka hadlaan xaafada dalka ee iminka iyagoo ku soo beega xiliyo ay digniino u jeedinayaan dalalka Midowga Africa ee iyagu sheega in ay ciidamo u soo dirayaan gudaha Soomaaliya.

Max’ed Xaaji Xasan Abuukar
SBC International- Muqdisho.



Dhageyso wararka iyo Barnaamijyada ka baxaya Studio-ga SBC International Si toos ah.
Dhageyso
Dhageyso wararka SBC International maalin walba
Subax 8:00-am Duhur 1:00-pm, Habeen 7:00-pm

English News
 Latest News
Sep 07 Boqorka Urdun iyo madaxweynaha Syria oo ka wada hadlaya xaalada Isreal falastiinyiinta.
Sep 07 Ruushka oo heshiisyo ganacsi oo dhinaca hubka ah la galaya Isreal
Sep 07 Maraykanka oo ka walaacsan warbixinada ay IAEA kasoo saarayso Nuclear-ka Iiraan.
Sep 06 Natiijada dhamaanta Tartankii Xaafadaha Israac Gaalkacyo & Goljano Waciye
Sep 06 Natiijada Dhamaadka Tartankii Cuslaa ee Dhexmaday Laanta Hawada & Xorgoble
Halkan ka dhageyso Taariikhda Warbaahinta SBC International
© Copyright  SBC International 2001-2010   All rights reserved        Powered by   Ramaas Software