Home   |  News archive   |  Profile  |  Contact us
            
 
SBC Online Somalia & World News
Bandhiga SBC
Kororso Aqoontaada
Nolosha Saxaabada
Deegaanka
Caafimaadka
Nabada & Xuquuqda
Haweenka
Fanka & Suugaanta
Waxbarashada
Xulka Wararka 24
Cayaaraha
 Allpuntland.com
Allsanaag.com
Alljubbaland
Aminarts.com
Abaaqaroow.
Afnugaal
Aayaha.com
Abaaji.com
Agabso.com
Aflax
Allwadani
Altaqwaa.com
AllSomali.com
BBC Soomaali
Biyokulule
Idamaale.com
Dayniile
Dhahar.com
Jamhuuriya
Gedonet.com
Godeynews.com
Golkhatumo.com
Hiiraan.com
HornAfrik Online
Hobyonet
Horseednet.net
Ramaas Software
Garowe Online
Radio Dalmar
SBC Online
Laasqoray.net
MarkaCadey.net
Mudug Online
Mudulood.com
Midnimo.com
Puntlandpost
Puntlandonline
Puntland Champer
Sscayn.com
Somalia Online
Somaali.com
Somalitalk
Somalitribune
Somaliweyn
Somaliland.org
Onkod.net
Widhwidh.com
Waayaha.NET
WardheerNews
Ufurow.com Boocame.com Allbari.com
 
Maamulka Somaliland oo Siidaayay Dad ay ku qabteen Banaanbaxyadii Laascaano

Maamulka Soomaaliland ayaa ooda ka qaaday Dad rayid ah oo ay Xabsiga u taxaabeen Ciidamada Maamulkaas ee ku sugan Magaalada Laascaanood xarunta Gobolka Sool.

Dadkan ayaa laga siidaayay Xabsiyada Gobolka Togdheer waxayna kor u dhaafayaan 65Qof oo laga qabtay magaalada Laascaanood Xarunta Gobolka Sool ka dib markii ay halkaasi ka dhigeen Banaan baxyo ay kaga cabanayeen tacadiyo ay sheegeen in ciidamada Maamulka Somaliland u geysteen Macalimiin Waxbarasho.

Xabsi ku yaala Degmada Ceynabo ee Gobolka Togdheer ayaa ay mudo 3maalin ah ku xirnaayeen dadkani waxaana ay isugu jiraan Dad dhalinyaro ah Habeen Rag iyo Caruurba, waxaana ooda laga qaaday dadkan ka dib markii lagu waayay wax dembi ah

Waxay aheyd 3 Maalmood ka hor markii ay Ciidamada Maamulka Soomaaliland ee ku sugan Magaalada Laascaano xabsiga dhigeen Rag macalimiin ka ahaa magaaladaas, kadib markii ay ugu tuuhmeyn ku lug lahaanshaha Qaraxyo ka dhacay Magaaladaas,

Ka dib waxaa ay bulsha weynta ku dhaqan magaaladaas ayaa ka carooday Macalimiinta Xabsiga loo taxaabay iyagoo ku dhaqaaqay Sameynta Banaan baxyo rabshado wata taasina ay keentay in ay Ciidamada qab qabtaan dadkan la sii daayay iminka.

Si kastaba ha ahaatee waxaa ay Siideynta dadkani imaaneysaa xili ay hadalo ku aadan arimahan saxaafada isku weydaarsadeen labada Maamul ee Puntland iyo Soomaaliland.

Cali Cismaan yuusuf (Cali Dhagjar)
SBC International-  Buuhoodle 



Dhageyso wararka iyo Barnaamijyada ka baxaya Studio-ga SBC International Si toos ah.
Dhageyso
Dhageyso wararka SBC International maalin walba
Subax 8:00-am Duhur 1:00-pm, Habeen 7:00-pm

English News
 Latest News
Sep 07 Boqorka Urdun iyo madaxweynaha Syria oo ka wada hadlaya xaalada Isreal falastiinyiinta.
Sep 07 Ruushka oo heshiisyo ganacsi oo dhinaca hubka ah la galaya Isreal
Sep 07 Maraykanka oo ka walaacsan warbixinada ay IAEA kasoo saarayso Nuclear-ka Iiraan.
Sep 06 Natiijada dhamaanta Tartankii Xaafadaha Israac Gaalkacyo & Goljano Waciye
Sep 06 Natiijada Dhamaadka Tartankii Cuslaa ee Dhexmaday Laanta Hawada & Xorgoble
Halkan ka dhageyso Taariikhda Warbaahinta SBC International
© Copyright  SBC International 2001-2010   All rights reserved        Powered by   Ramaas Software