Home   |  News archive   |  Profile  |  Contact us
            
 
SBC Online Somalia & World News
Bandhiga SBC
Kororso Aqoontaada
Nolosha Saxaabada
Deegaanka
Caafimaadka
Nabada & Xuquuqda
Haweenka
Fanka & Suugaanta
Waxbarashada
Xulka Wararka 24
Cayaaraha
 Allpuntland.com
Allsanaag.com
Alljubbaland
Aminarts.com
Abaaqaroow.
Afnugaal
Aayaha.com
Abaaji.com
Agabso.com
Aflax
Allwadani
Altaqwaa.com
AllSomali.com
BBC Soomaali
Biyokulule
Idamaale.com
Dayniile
Dhahar.com
Jamhuuriya
Gedonet.com
Godeynews.com
Golkhatumo.com
Hiiraan.com
HornAfrik Online
Hobyonet
Horseednet.net
Ramaas Software
Garowe Online
Radio Dalmar
SBC Online
Laasqoray.net
MarkaCadey.net
Mudug Online
Mudulood.com
Midnimo.com
Puntlandpost
Puntlandonline
Puntland Champer
Sscayn.com
Somalia Online
Somaali.com
Somalitalk
Somalitribune
Somaliweyn
Somaliland.org
Onkod.net
Widhwidh.com
Waayaha.NET
WardheerNews
Ufurow.com Boocame.com Allbari.com
 
Eritrea oo ku gacan seertay in wax khilaaf ah kala dhexeeyaan dalalka Djibouti &...

Sida lagu qoray wakaalada wararka ee dalka Qadar madaxweynaha dalka Eritrea ayaa u diray warqad cabasho ah xoghayaha guud ee Jaamacadda Carabta Camar Muusa taasi oo ka guddoomay safiirka dalka Eritrea magaalada Qaahira ninka lagu magacaabo Gebra Salaase.

Safiirka oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Qaahira isagoo ka warbixinaya qoraalka dowladiisu u gudbisay Jaamacadda carabta ayaa sheegay in qoraalkan uu yahay mid dowladda Eritrea ay ku doonayso in jaamacadda carabta ay kahadasho aragtideeda qaaraarkii golaha amaanka uu cunaqabateenta ku saaray dalka Eritrea kaasi uu tilmaamay safiirku in uu ahaa mid aan sharci ahayn, islamarkaana dalka Eritrea uu gaarsiinayo jaamacadda carabta in ay jawaab ka bixiso qaraakaas maadaama ay miisaan culus ku leedahay siyaasadda caalamka.

Ambassador Gebra Salaase waxa uu ku gacan seeray in ay jiraan wax mushkilad ah oo u dhxeeya dalkiisa iyo dalalka Somalia iyo Djibouti.

Safiirka ayaa waxba kamajiraan ku tilmaamay qoraalka dowladda France ee ay u gudbisay golaha amaanka ee ku aadan dalka Eritrea ku xagudbay xadka ay wadaagaan dalka Djibouti .

Dabayaaqadii sanadkii la soo dhaafay ayey ahayd markii ay 15-ka xubnood ee uu golaha amaanka ka kooban yahay oo dood kayeeshay siddi cuna qabatayn loo saari lahaa  lahaa dalka Eratariya taasi oo 13 ka mid ah ay isku raaceen in cunaqabatayn dhinacya fara badan taabanaysa lagu sooo rogo dalkaasi oo lagu eedeeyay in ay taageero dhaqaale iyo mid milatari siiso kooxaha dagaalda kawada gudaha wadanka soomaaliya .

Cunaaqabatayntaan  ayaa waxaa ka mid ah in xayiraad lasaaro dhinaca hubka ,safarada dibadda ee arimaha diblumaasiyadda, in la xayiro hantida u taala dowladaasi iyo ganacsatada shaqsiyaadka ah ee la rumaysan yahay in ay arintaasi gacan ku leeyihiin.

 Dowladda Eratiya ayaa marar badan sheegtay  in aysan waxba ka jirin eedaymaha loo haysto ee laxariirta in ay taageero siiso  kooxaha diidan qaranimada soomaliya ayadoona tilmaamtay in arinkaasi ay tahay wax ay soo maleegeen  sirdoonka dalka maraykanka .

Ustaad : C/xakiim Maxamed Cumar
SBC International Monitoring



Dhageyso wararka iyo Barnaamijyada ka baxaya Studio-ga SBC International Si toos ah.
Dhageyso
Dhageyso wararka SBC International maalin walba
Subax 8:00-am Duhur 1:00-pm, Habeen 7:00-pm

English News
 Latest News
Sep 07 Boqorka Urdun iyo madaxweynaha Syria oo ka wada hadlaya xaalada Isreal falastiinyiinta.
Sep 07 Ruushka oo heshiisyo ganacsi oo dhinaca hubka ah la galaya Isreal
Sep 07 Maraykanka oo ka walaacsan warbixinada ay IAEA kasoo saarayso Nuclear-ka Iiraan.
Sep 06 Natiijada dhamaanta Tartankii Xaafadaha Israac Gaalkacyo & Goljano Waciye
Sep 06 Natiijada Dhamaadka Tartankii Cuslaa ee Dhexmaday Laanta Hawada & Xorgoble
Halkan ka dhageyso Taariikhda Warbaahinta SBC International
© Copyright  SBC International 2001-2010   All rights reserved        Powered by   Ramaas Software