Home   |  News archive   |  Profile  |  Contact us
            
 
SBC Online Somalia & World News
Bandhiga SBC
Kororso Aqoontaada
Nolosha Saxaabada
Deegaanka
Caafimaadka
Nabada & Xuquuqda
Haweenka
Fanka & Suugaanta
Waxbarashada
Xulka Wararka 24
Cayaaraha
 Allpuntland.com
Allsanaag.com
Alljubbaland
Aminarts.com
Abaaqaroow.
Afnugaal
Aayaha.com
Abaaji.com
Agabso.com
Aflax
Allwadani
Altaqwaa.com
AllSomali.com
BBC Soomaali
Biyokulule
Idamaale.com
Dayniile
Dhahar.com
Jamhuuriya
Gedonet.com
Godeynews.com
Golkhatumo.com
Hiiraan.com
HornAfrik Online
Hobyonet
Horseednet.net
Ramaas Software
Garowe Online
Radio Dalmar
SBC Online
Laasqoray.net
MarkaCadey.net
Mudug Online
Mudulood.com
Midnimo.com
Puntlandpost
Puntlandonline
Puntland Champer
Sscayn.com
Somalia Online
Somaali.com
Somalitalk
Somalitribune
Somaliweyn
Somaliland.org
Onkod.net
Widhwidh.com
Waayaha.NET
WardheerNews
Ufurow.com Boocame.com Allbari.com
 
Hogaamiyaha Mucaaradka Sri lankaoo xabsiga loo taxaabay.

Hogaamiyaha Mucaaradka Sri lanka  ee doorashooyinka Madaxtinimada wadankaasi la galay Madaxweynaha Sri lanka  Mahinda Rajabaksa ayaa xabsiga loo taxaabay sida ay shegeen saraakiil ka tirsan ciidamada booliska wadankaasi.

Gen Sarath Fonseka oo kasoo hor jeeday Natiijooyinka doorashada Madaxtinimada wadankaasi bishii aynu soo dhaafnay ka dhacay ayaa afhayeen u hadlay dowlada Colombo uu sheegay  in ay soo hor istaajinayaan Fonseka Maxkamad kadib markii lagu helay dambiyo ka dhan ah khalkhal galinta amaanka wadankaasi.

Doorashooyinkii Madaxtinimada Sri lanka oo ay dad kor u dhaafaya Lix Million ka qayb galeen ayaa waxaa ay 4 Million oo kamid ah lixdii Malyan ee codoysay ay doorteen Madaxweynihii horay talada wadankaasi u hayay Mahinda Rajabaksa.

Gen Sarath Fonseka oo ahaa taliyihii ugu sareeyay ciidamada Sri lanka ee soo afjaray jiritaanka kooxda Tamil-ka oo mudo 25 sano ah dagaalo kula jirtay dowlada wadankaasi ayaa bil kadib doorashooyinkii madaxtinimada Sri lanka haatan xabsiga la dhigay.

Madaxweynaha Sri lanka Mahinda Rajapaksa,waxaa uu horay ciidamo ilaala ah oo boqolaal gaaraya uu ilaalo uga dhigay Fonseka si aanu isugu dayin afganbi uu dowladiisa ku sameeyo.

Lama oga waxaa uu dhalin karo xabsiga haatan ay dowlada Sri lanka u jartay Gen Sarath Fonseka oo ah nin taageero badan ku haysta ciidamada iyo shacabka wadankaasi Sri lanka.

 
Xuseen Xuska
SBC International- Monitoring



Dhageyso wararka iyo Barnaamijyada ka baxaya Studio-ga SBC International Si toos ah.
Dhageyso
Dhageyso wararka SBC International maalin walba
Subax 8:00-am Duhur 1:00-pm, Habeen 7:00-pm

English News
 Latest News
Sep 09 Reysul wazaare shermarke oo afur usameeyay xilibaano kusugan Nairobi.
Sep 09 Diyaaradaha basaaska Maraykanka oo duqaymo ka gaystay Pakistan.
Sep 09 Dowlada Yemen oo xoojisay ciidamadeeda dagaalka kula jira Al qacidad wadankaasi.
Sep 09 Madaxweynaha Nijeria oo isku shaandhayn ku sameeyay Saraakiisha ciidamada
Sep 08 Guriga Gudoomiyaha Deg Guriceel oo Xalay lala eegtay Qaraxyo
Halkan ka dhageyso Taariikhda Warbaahinta SBC International
© Copyright  SBC International 2001-2010   All rights reserved        Powered by   Ramaas Software