Home   |  News archive   |  Profile  |  Contact us
            
 
SBC Online Somalia & World News
Bandhiga SBC
Kororso Aqoontaada
Nolosha Saxaabada
Deegaanka
Caafimaadka
Nabada & Xuquuqda
Haweenka
Fanka & Suugaanta
Waxbarashada
Xulka Wararka 24
Cayaaraha
 Allpuntland.com
Allsanaag.com
Alljubbaland
Aminarts.com
Abaaqaroow.
Afnugaal
Aayaha.com
Abaaji.com
Agabso.com
Aflax
Allwadani
Altaqwaa.com
AllSomali.com
BBC Soomaali
Biyokulule
Idamaale.com
Dayniile
Dhahar.com
Jamhuuriya
Gedonet.com
Godeynews.com
Golkhatumo.com
Hiiraan.com
HornAfrik Online
Hobyonet
Horseednet.net
Ramaas Software
Garowe Online
Radio Dalmar
SBC Online
Laasqoray.net
MarkaCadey.net
Mudug Online
Mudulood.com
Midnimo.com
Puntlandpost
Puntlandonline
Puntland Champer
Sscayn.com
Somalia Online
Somaali.com
Somalitalk
Somalitribune
Somaliweyn
Somaliland.org
Onkod.net
Widhwidh.com
Waayaha.NET
WardheerNews
Ufurow.com Boocame.com Allbari.com
 
H R W oo ka dalbatay Baxrayn in ay joojiso tacadiyada lagu hayo maxaabiista

Warbixin ay soo saartay hay’adda xuquuqul Insaanka Human Rights Watch ee fadhigeedu yahay magaalada New York ayaa ugu baaqday dowladda Baxrayn inay si degdeg ah ku joojiso tacadiyada lagu hayo maxaabiista kujirta jaylasha dalkaas ee u xirxiran arrimo nabadgelyo.

Hay’adu waxa ay sidoo kale ugu baaqday dowladda Baxrayn in ay soo afjarto xadgudubyada loogu geysanayo maxaabiista xilliga wax la weydiinayo.

Human rights watch waxa ay warbixinteeda ku sheegtay in ay hayso marqaatiyaal ay kamid yihiin maxaabiis horey ugu jirey xabsiyada dalka boqortooyada Baxrayn kuwaas oo tilmaamay in laamaha amaanka Baxrayn ay dib u bilaabeen xadgudubyada lagula kacayo maxaabiista tan iyo sanaddii 2007.

Hay’da ayaa baahisay warbixinteeda iyadoo soo xiganaysa 20 maxbuus oo horey ugu jirey xabsiyada dalka Baxrayn iyo cadeemo caafimaad oo muujinaya in ay jirto in xukuumadda ay kulugu leedahya tacadiyada kadhacaya xabsiyada dalkaas.

Dhanka kale kuxigeenka agaasimaha hay’adda ee u qaabilsan Bariga dhexe ninka lagu magcaabo Joe Stork ee ah diyaaraiyaha warbixinta ayaa ugu baaqay xukuumadda in ay baarto dhamaan eedeemaha loo jeedinayo xukuumadda islamarkaana ay dabgasho dadka fulinaya falalkan lidka ku ah xuquuqda aadanaha.

Ustaad C/xakiim maxamed Cumar
SBC International- Monitoring



Dhageyso wararka iyo Barnaamijyada ka baxaya Studio-ga SBC International Si toos ah.
Dhageyso
Dhageyso wararka SBC International maalin walba
Subax 8:00-am Duhur 1:00-pm, Habeen 7:00-pm

English News
 Latest News
Sep 09 Reysul wazaare shermarke oo afur usameeyay xilibaano kusugan Nairobi.
Sep 09 Diyaaradaha basaaska Maraykanka oo duqaymo ka gaystay Pakistan.
Sep 09 Dowlada Yemen oo xoojisay ciidamadeeda dagaalka kula jira Al qacidad wadankaasi.
Sep 09 Madaxweynaha Nijeria oo isku shaandhayn ku sameeyay Saraakiisha ciidamada
Sep 08 Guriga Gudoomiyaha Deg Guriceel oo Xalay lala eegtay Qaraxyo
Halkan ka dhageyso Taariikhda Warbaahinta SBC International
© Copyright  SBC International 2001-2010   All rights reserved        Powered by   Ramaas Software