Home   |  News archive   |  Profile  |  Contact us
            
 
SBC Online Somalia & World News
Bandhiga SBC
Kororso Aqoontaada
Nolosha Saxaabada
Deegaanka
Caafimaadka
Nabada & Xuquuqda
Haweenka
Fanka & Suugaanta
Waxbarashada
Xulka Wararka 24
Cayaaraha
 Allpuntland.com
Allsanaag.com
Alljubbaland
Aminarts.com
Abaaqaroow.
Afnugaal
Aayaha.com
Abaaji.com
Agabso.com
Aflax
Allwadani
Altaqwaa.com
AllSomali.com
BBC Soomaali
Biyokulule
Idamaale.com
Dayniile
Dhahar.com
Jamhuuriya
Gedonet.com
Godeynews.com
Golkhatumo.com
Hiiraan.com
HornAfrik Online
Hobyonet
Horseednet.net
Ramaas Software
Garowe Online
Radio Dalmar
SBC Online
Laasqoray.net
MarkaCadey.net
Mudug Online
Mudulood.com
Midnimo.com
Puntlandpost
Puntlandonline
Puntland Champer
Sscayn.com
Somalia Online
Somaali.com
Somalitalk
Somalitribune
Somaliweyn
Somaliland.org
Onkod.net
Widhwidh.com
Waayaha.NET
WardheerNews
Ufurow.com Boocame.com Allbari.com
 
Khaalid Mashacal "Xamaas way u aargudi doontaa Maxmuud Al-mabxuux"

Madaxa xafiiska siyaasadda Xarakada wax iskacaabinta ee marka magacaeeda la soo gaabiyo loo yaqaan Xamaas Khaalid Mashcal oo haatan kusugan magaalo madaxda dalka Ruushka ee Moscow oo si wadajir ah shir saxaafadeed u wada qabteen wasiirka arrimaha dibadda Russia ninka lagu magcaabo Sergey Lafaroof ayaa sheegay in dhaqdhaqaaqa Xamaas uu u aargudi doono Maxmauud Almabxuux oo kamid ahaa hogaamiyaasha kaasi oo toddobaadkii la soo dhaafay lagu dilay magaalada Dubai ee dalka isutaga imaaraatka carabta.

Mashcal waxa uu tilmaamay in dhaqdhaqaaqa xamaas uusan caqabad ku ahayn degnaanshaha Gobolka bariga dhexe balse Israel ay tahay mid halis ku ah degnaanshaha Gobolka iyadoo hanjabaado isdaba joog ah u diraysa dalalka deriska la ah islamarkaana sii wada dhisidda guryo sharci dara ah dhulka filistiiniyiinta.

Mashcal waxa uu ku eedeeyey xukuumadda Washington in ay wado isku day ay ku doonayso in ay ku burburiso wadahadalada dhinacyada filistiiniyiinta iyadoo cadaadis ku saaraysa madaxweyne Maxamuud Cabaas in uusan wax wadahadal lagalin Xarakada Xamaas inta ay gacanta ku hayso marinka Gaza.

Mashcal waxa uu ka codsaday xukuumadda Russia in ay gacan ka gaysato dib u dhiska Marinka Gaza.

Booqashada Khaalid Mashcal ee dalka Russia ayaa noqonaysa tii saddexaad tan iyo intii dhaqdhaqaaqa Xamaas uu ku guleystay doorashooyinka barlamaaniga filistiin sanadii 2006.

Ustaad C/xakiim Maxamed Cumar
SBC International- Monitoring



Dhageyso wararka iyo Barnaamijyada ka baxaya Studio-ga SBC International Si toos ah.
Dhageyso
Dhageyso wararka SBC International maalin walba
Subax 8:00-am Duhur 1:00-pm, Habeen 7:00-pm

English News
 Latest News
Sep 07 Boqorka Urdun iyo madaxweynaha Syria oo ka wada hadlaya xaalada Isreal falastiinyiinta.
Sep 07 Ruushka oo heshiisyo ganacsi oo dhinaca hubka ah la galaya Isreal
Sep 07 Maraykanka oo ka walaacsan warbixinada ay IAEA kasoo saarayso Nuclear-ka Iiraan.
Sep 06 Natiijada dhamaanta Tartankii Xaafadaha Israac Gaalkacyo & Goljano Waciye
Sep 06 Natiijada Dhamaadka Tartankii Cuslaa ee Dhexmaday Laanta Hawada & Xorgoble
Halkan ka dhageyso Taariikhda Warbaahinta SBC International
© Copyright  SBC International 2001-2010   All rights reserved        Powered by   Ramaas Software