Home   |  News archive   |  Profile  |  Contact us
            
 
SBC Online Somalia & World News
Bandhiga SBC
Kororso Aqoontaada
Nolosha Saxaabada
Deegaanka
Caafimaadka
Nabada & Xuquuqda
Haweenka
Fanka & Suugaanta
Waxbarashada
Xulka Wararka 24
Cayaaraha
 Allpuntland.com
Allsanaag.com
Alljubbaland
Aminarts.com
Abaaqaroow.
Afnugaal
Aayaha.com
Abaaji.com
Agabso.com
Aflax
Allwadani
Altaqwaa.com
AllSomali.com
BBC Soomaali
Biyokulule
Idamaale.com
Dayniile
Dhahar.com
Jamhuuriya
Gedonet.com
Godeynews.com
Golkhatumo.com
Hiiraan.com
HornAfrik Online
Hobyonet
Horseednet.net
Ramaas Software
Garowe Online
Radio Dalmar
SBC Online
Laasqoray.net
MarkaCadey.net
Mudug Online
Mudulood.com
Midnimo.com
Puntlandpost
Puntlandonline
Puntland Champer
Sscayn.com
Somalia Online
Somaali.com
Somalitalk
Somalitribune
Somaliweyn
Somaliland.org
Onkod.net
Widhwidh.com
Waayaha.NET
WardheerNews
Ufurow.com Boocame.com Allbari.com
 
Alshabaabka Jowhar oo Beeraleyda gobolka ku amray inay issoo Diiwaangeliyaan

 Maamulka xarkada Shabaab Almujaahidiin ee Gobolka Shabeelada Dhexe gaar ahaan Walaayada Degmada Jowhar Xarunta Gobolka ayaa soo saaray Awaamiir ku aadan isasoo diiwaan gelinta dadyowga Beeraha ku leh gudaha Degmada Jowhar iyo kuwa haya Hantidi Dowladii hore ee Somalia ay ka tagtay.

Amarkan ka soo baxay walaayada Jowhar ayaa waxaa loogu qabtay dadka in ay isku soo diiwaan geliyaan mudo 6cisho ah hadiisa ay awaamiirtaasi ku dhaqmiwaayaan loo aqoonsandoono dad iyagu aan dooneyn Nabada Gobolka iyo kuwo aan aqoonsaneyn jiritaanka Maamulka Gobolka.

Waxaa ay imanayaan amaradan ka soo baxay Walaayada Xarakada Shabaab Almujaahidiin ee Jowhar ka dib markii ay soo bateen muranada iyo isku qabqabsiga dhul beereedyada Gobolka siiba kuwa ku yaala duleedada Jowhar

Mudooyinkii la soo dhaafay ayaa maxkamada Degmada Jowhar waxaa soo buuxdhaaafiyay dadweyne aad u farabadan kuwaas oo badigood u socda dacwado ku aadan isku qabsi dhul beereedyo .

Magaalada Jowhar Ama Badi Gobolka Shabelaha dhexe ayaa waxa lagu yaqaanaa Beeraha iyagoo dadka degen ay badi yihiin beeraley waxaase lagu arki karaa dadyow farabdan oo ku mashquulsan Beerashada miraha dhulka ka so baxa.

C/kariin Cumar Macelin (Aaloos)
SBC International- Jowhar.



Dhageyso wararka iyo Barnaamijyada ka baxaya Studio-ga SBC International Si toos ah.
Dhageyso
Dhageyso wararka SBC International maalin walba
Subax 8:00-am Duhur 1:00-pm, Habeen 7:00-pm

English News
 Latest News
Sep 03 G. Mitchel"Wadahadalada ugu horeya ee Falastin & Israel waxay ku dhamaadeen guul"
Sep 03 Xamaas oo sheegtay in ay laba jibaarayso dagaalka ka dhanka ah Sahyooniyada.
Sep 02 Qori Tuurka iyo Isku Aadka 6da Xaafadood ee soo Gudbay oo Caawa dhacay
Sep 02 UN-ka oo ka dayriyay xaalada haweenka Congo ee ay Mucaaradku kufsanayan
Sep 02 Obama oo ugu baaqay madaxda Falastiin iyo Isreal in ay ka faa iideystaan fursada..
Halkan ka dhageyso Taariikhda Warbaahinta SBC International
© Copyright  SBC International 2001-2010   All rights reserved        Powered by   Ramaas Software