Home   |  News archive   |  Profile  |  Contact us
            
 
SBC Online Somalia & World News
Bandhiga SBC
Kororso Aqoontaada
Nolosha Saxaabada
Deegaanka
Caafimaadka
Nabada & Xuquuqda
Haweenka
Fanka & Suugaanta
Waxbarashada
Xulka Wararka 24
Cayaaraha
 Allpuntland.com
Allsanaag.com
Alljubbaland
Aminarts.com
Abaaqaroow.
Afnugaal
Aayaha.com
Abaaji.com
Agabso.com
Aflax
Allwadani
Altaqwaa.com
AllSomali.com
BBC Soomaali
Biyokulule
Idamaale.com
Dayniile
Dhahar.com
Jamhuuriya
Gedonet.com
Godeynews.com
Golkhatumo.com
Hiiraan.com
HornAfrik Online
Hobyonet
Horseednet.net
Ramaas Software
Garowe Online
Radio Dalmar
SBC Online
Laasqoray.net
MarkaCadey.net
Mudug Online
Mudulood.com
Midnimo.com
Puntlandpost
Puntlandonline
Puntland Champer
Sscayn.com
Somalia Online
Somaali.com
Somalitalk
Somalitribune
Somaliweyn
Somaliland.org
Onkod.net
Widhwidh.com
Waayaha.NET
WardheerNews
Ufurow.com Boocame.com Allbari.com
 
Alshabaab oo soo Bandhintay Sarkaal iypo Hub ka soo goostay Dowlada KMG ah

Saraakiisha Xarakada Shabaab Almujaahidiin ee ka arimisa gobolka Banaadir ayaa abaare 1dii duhurnimo kulan saxaafadeed ay kuqabteen gudaha Muqdisho waxay ku soo bandhigeen Hub Ciidan iyo Sarkaal ka tirsanaa Dowlada KMG ah oo iyaga ku soo beeray .

Waxaa ay sheegeen saraakiisha ka tirsan Xarakada Shabaab Almujaahidiin ee shaaciyay in uu ku soo biiray sarkaalkan ka tirsan Dowlada KMG ah ee Soomaaliya in ay soo dhaweynayaan .

Waxaasidoo kale mar ay ka warbixinayeen soo goodashada Ninkan ka tirsanaa sarakiisha Dowlada KMG ah ee Soomaaliya sheegeen in ninkan uuka mid ahaa Saraakiisha Afaafka hore ee dagaalka u joogay Dowlada KMG ah ee Soomaaliya .

Inkastoo aanay Xusin saraakiishaadi u hadlay Xarakada Shabaab Sarkaalka soo guustay Magaciisa ayaa hadana waxay sheegen in uu ka soo goostay Saraakiisha Ciidamada Dowlada ee ku sugnaa Aaga Warshadii hore ee kabka .

Sidoo kale waxay xuseen saraakiishani in saacadaha soo socda ay ka hadli doonaan saraakiil sar sare oo ka mid ah Xarakada sida Afhayeenka Xarakada kuwaas oo faah faahin rasmi ah ka bixin doona Ninkan Sarkaalka ah ee Dowlada ka soo goostay.

Max’ed Xasan Abuukar
SBC International- Muqdisho.

 

 



Dhageyso wararka iyo Barnaamijyada ka baxaya Studio-ga SBC International Si toos ah.
Dhageyso
Dhageyso wararka SBC International maalin walba
Subax 8:00-am Duhur 1:00-pm, Habeen 7:00-pm

English News
 Latest News
Sep 09 Reysul wazaare shermarke oo afur usameeyay xilibaano kusugan Nairobi.
Sep 09 Diyaaradaha basaaska Maraykanka oo duqaymo ka gaystay Pakistan.
Sep 09 Dowlada Yemen oo xoojisay ciidamadeeda dagaalka kula jira Al qacidad wadankaasi.
Sep 09 Madaxweynaha Nijeria oo isku shaandhayn ku sameeyay Saraakiisha ciidamada
Sep 08 Guriga Gudoomiyaha Deg Guriceel oo Xalay lala eegtay Qaraxyo
Halkan ka dhageyso Taariikhda Warbaahinta SBC International
© Copyright  SBC International 2001-2010   All rights reserved        Powered by   Ramaas Software