Home   |  News archive   |  Profile  |  Contact us
            
 
SBC Online Somalia & World News
Bandhiga SBC
Kororso Aqoontaada
Nolosha Saxaabada
Deegaanka
Caafimaadka
Nabada & Xuquuqda
Haweenka
Fanka & Suugaanta
Waxbarashada
Xulka Wararka 24
Cayaaraha
 Allpuntland.com
Allsanaag.com
Alljubbaland
Aminarts.com
Abaaqaroow.
Afnugaal
Aayaha.com
Abaaji.com
Agabso.com
Aflax
Allwadani
Altaqwaa.com
AllSomali.com
BBC Soomaali
Biyokulule
Idamaale.com
Dayniile
Dhahar.com
Jamhuuriya
Gedonet.com
Godeynews.com
Golkhatumo.com
Hiiraan.com
HornAfrik Online
Hobyonet
Horseednet.net
Ramaas Software
Garowe Online
Radio Dalmar
SBC Online
Laasqoray.net
MarkaCadey.net
Mudug Online
Mudulood.com
Midnimo.com
Puntlandpost
Puntlandonline
Puntland Champer
Sscayn.com
Somalia Online
Somaali.com
Somalitalk
Somalitribune
Somaliweyn
Somaliland.org
Onkod.net
Widhwidh.com
Waayaha.NET
WardheerNews
Ufurow.com Boocame.com Allbari.com
 
Wasarada Waxbarashada oo lagu soo bandhigay Cilmi Baaris, Waxbarashada PL

Wasaarada Waxbarashada Dowlada PL ayaa maanta waxaa lagu soo bandhigay cilmi baaris lagu  sameeyay waxbarashada PL, oo ay iska kaashadeen labo urur oo wadani ah isla markaasna lagu kala magacaabo Hadaf iyo Tadaamun, Munaasabad balaaran oo lagu qabtay Xarunta Wasarada Waxbarashada ee Garowe ayaa waxaa ka soo qayb galay madaxda wasarada gaar ahaan wasiirka wasaarada waxbarashada Pl ku xigeenadiisa  saraakiil ka tirsan Wasarada waxbarashada Pl iyo Masuuliyiin ka socday Ururadda Maxaliga ah ee Hadaf iyo Tadamun

ugu horayn waxaa ka hadalay Goobta C/laahi farax mire oo ka tirsan hayada Tadamun qaybta waxbarashada waxaana uu sheegay in Buugaan ay soo diyaarisay Ururka hadaf in ay  cilmi baaristaan tahay tihiin ugu horaysay ee laga sameeyo Soomaaliya  siiba PL  C/laahi waxaa kale oo uu tibaaxay in cilmi baaristaani ay socotay mudo hal sano ah ayna kala qaybaateen,' waxaa uu buugaani yahay mid ka turjumaya sooyaalka marka laga reebo cilmi baarista buugu waxaa uu soo bandhigayaa aqoon yahaynka PL, waxaana uu ka turjumayaa hormarka waxbarashadda waxaana jira gaab balse waxaana ku kooban dhaman ardayda wax ka dhigata Dugsiyadda PL ' sidaas waxaa yiri C/laahi

Inkastoo masuuliyiin badan ay ka hadleen Goobta ayaa hadana waxaa hadal dheer oo mahad celin iyo dhiiri galin ka soo jeediyay Wasiirka waxbarashada PL Cabdi faarax Juxa oo isagu ku dheeraaday habka waxbarashada pl oo uu ku tilmaamay in cilmi baaristaani ay wax wayn ka tari doonto PL ayna tahay Guul isla markaasna darasadii ugu horaysay ay tahay oo waxbarashada laga diyaariyo, wasiirku waxaa uu ku guubaabiyay bahda waxbarashada in aysan cid kale wax ka sugin,waxaana ay noo tahay ayuu yiri mid bilow ah

' waanu ku tala jirnaa in aanu samayno Daraasad waxbarasho ah oo aanu samayno waxaana bilaabi lahayn sanadkaan hada dhashay, sanadkaan waxaan xooga saaraynaa dadka aqoon yahanka ah waxaana ka rajaynayaa in aanu helno xog rasmi ah tayada waxbarashada ayaa hoosta nooga xariiqnaa waxaana la soo gaaray xiligii aan ogaan lahayn waxaan baranayno mar dhow waxaanu qabanaynaa shir wayne looga hadlayo waxbarashada oo ah kii ugu horeeyay' sidaas waxaa yiri wasiir Juxa

Si kastaba ha hatee waa markii ugu horaysay ee cilmi baaris  lagu sameeyo waxbarashada soomaaliya amaba Pl taas oo wax wayn ka tari doonta hayaddaha waxbarashada daneeya sida wasaarada waxbarashada PL .

C/naasir Yaasiin Salaad
SBC International- Garoowe



Dhageyso wararka iyo Barnaamijyada ka baxaya Studio-ga SBC International Si toos ah.
Dhageyso
Dhageyso wararka SBC International maalin walba
Subax 8:00-am Duhur 1:00-pm, Habeen 7:00-pm

English News
 Latest News
Sep 09 Reysul wazaare shermarke oo afur usameeyay xilibaano kusugan Nairobi.
Sep 09 Diyaaradaha basaaska Maraykanka oo duqaymo ka gaystay Pakistan.
Sep 09 Dowlada Yemen oo xoojisay ciidamadeeda dagaalka kula jira Al qacidad wadankaasi.
Sep 09 Madaxweynaha Nijeria oo isku shaandhayn ku sameeyay Saraakiisha ciidamada
Sep 08 Guriga Gudoomiyaha Deg Guriceel oo Xalay lala eegtay Qaraxyo
Halkan ka dhageyso Taariikhda Warbaahinta SBC International
© Copyright  SBC International 2001-2010   All rights reserved        Powered by   Ramaas Software