Home   |  News archive   |  Profile  |  Contact us
            
 
SBC Online Somalia & World News
Bandhiga SBC
Kororso Aqoontaada
Nolosha Saxaabada
Deegaanka
Caafimaadka
Nabada & Xuquuqda
Haweenka
Fanka & Suugaanta
Waxbarashada
Xulka Wararka 24
Cayaaraha
 Allpuntland.com
Allsanaag.com
Alljubbaland
Aminarts.com
Abaaqaroow.
Afnugaal
Aayaha.com
Abaaji.com
Agabso.com
Aflax
Allwadani
Altaqwaa.com
AllSomali.com
BBC Soomaali
Biyokulule
Idamaale.com
Dayniile
Dhahar.com
Jamhuuriya
Gedonet.com
Godeynews.com
Golkhatumo.com
Hiiraan.com
HornAfrik Online
Hobyonet
Horseednet.net
Ramaas Software
Garowe Online
Radio Dalmar
SBC Online
Laasqoray.net
MarkaCadey.net
Mudug Online
Mudulood.com
Midnimo.com
Puntlandpost
Puntlandonline
Puntland Champer
Sscayn.com
Somalia Online
Somaali.com
Somalitalk
Somalitribune
Somaliweyn
Somaliland.org
Onkod.net
Widhwidh.com
Waayaha.NET
WardheerNews
Ufurow.com Boocame.com Allbari.com
 
Unokovich oo hogaaminaya doorashooyinka Madaxtinimada Ukrain.

Doorashooyinka Madaxtinimada ee kasocda wadanka Ukrain ayaa inta la ogyahay waxaa hada codoka doorashooyinka hogaaminya,hogaamiyaha xisbiga mucaaradka ee uu Ruushku taageero ee Viktor Yanukovych,iyadoona uu kaga horeeyo doorashooyinkaas 4% dhigiisa haweenayda kula tartamaysa doorashooyinkaas Yulia Tymoshenka.

Saadaasha cododka haatan soo shaac baxaya ayaa umuuqda kuwo usuurta galinaya Unokovich in uu ku guulaysto hogaanka cusub ee madaxtinimada wadankaasi Ukrain.

Waxaana dhigiisa doorashooyinka ee haatan aadka ugu dhow dhinaca cododka Yulia Tymoshenka ayaa ilaa iyo haatan diidan in ay qaadato guul daro kasoo gaartay doorashooyinka.

Bilo ka hor oo ay doorashooyinkan oo kale dheceen ayaa dib loogu celiyay mar labaad,waxaana hogaamiyaha 59 sano jirka ah ee ahaan jiray farsamayaqaan ama Mechanic uu haatan noqonayaa Madaxweynaha dalkaasi kadib jabab badan oo uu kasoo maray doorashooyinkaas.

Victor Unokovich waxaa uu sanadii 2004 isu soo taagay doorashooyinka Madaxtinimada Ukrain iyadoona uu wakhtigaasi kaguulaystay dhigiisii Victor Yushkenko.

Xuseen Xuska
SBC International- Monitoring



Dhageyso wararka iyo Barnaamijyada ka baxaya Studio-ga SBC International Si toos ah.
Dhageyso
Dhageyso wararka SBC International maalin walba
Subax 8:00-am Duhur 1:00-pm, Habeen 7:00-pm

English News
 Latest News
Sep 09 Reysul wazaare shermarke oo afur usameeyay xilibaano kusugan Nairobi.
Sep 09 Diyaaradaha basaaska Maraykanka oo duqaymo ka gaystay Pakistan.
Sep 09 Dowlada Yemen oo xoojisay ciidamadeeda dagaalka kula jira Al qacidad wadankaasi.
Sep 09 Madaxweynaha Nijeria oo isku shaandhayn ku sameeyay Saraakiisha ciidamada
Sep 08 Guriga Gudoomiyaha Deg Guriceel oo Xalay lala eegtay Qaraxyo
Halkan ka dhageyso Taariikhda Warbaahinta SBC International
© Copyright  SBC International 2001-2010   All rights reserved        Powered by   Ramaas Software