Waxa maalintii shaley lagu sameeyey magaalada Warsaw ee xarunta dalka Poland Isku aadka Koobka Qaramada Europe ee ay si wadajir ah u martigalin doonaan dalalka Poland iyo Ukraine .
Xaflad si heer sare loosoo agaasimay ayaa waxaaa lagu go’aamiyey qaabka ay isu aadayaan wadamada ka qaybgalayo koobka iyadoo loo qeybiyey 9 Group oo kala ah Group A, B,C, D, E ,F G, H I.
Sida Ay iskugu beemeen Waddamada Group-yadii LA Sameeye.
GROUP A: Azerbaijan, Kazakhstan, Belgium, Austria, Turkey, Germany
GROUP B: Andorra, Armenia, Macedonia, Republic of Ireland, Slovakia, Russia
GROUP C: Faroe Islands, Estonia, Slovenia, NORTHERN IRELAND, Serbia, Italy
GROUP D: Luxembourg, Albania, Belarus, Bosnia, Romania, France
GROUP E: San Marino, Moldova, Hungary, Finland, Sweden, Netherlands
GROUP F: Malta, Georgia, Latvia, Israel, Greece, Croatia
GROUP G: Montenegro, WALES, Bulgaria, Switzerland, ENGLAND
GROUP H: Iceland, Cyprus, Norway, Denmark, Portugal
GROUP I: Liechtenstein, Lithuania, SCOTLAND, Czech Republic, Spain
Ustaad C/xakiim Maxed Cumar
SBC International Monitoring